Green Region Youth Volunteer

Green Region Youth Volunteer Ururka Dhalinta Mutadawacnimada Ee Gobalka Cagaaran.

Bandhigga Buugga :Xijaabka Gabadha Muslimada ah" .Goobta = Markas Umaahatu Mumuniin ee Gabiley.Goorta = Habeenka Jimcaha...
30/06/2025

Bandhigga Buugga :Xijaabka Gabadha Muslimada ah" .

Goobta = Markas Umaahatu Mumuniin ee Gabiley.
Goorta = Habeenka Jimcaha 3/7/2025
Waqtiga = 6.30pm

Bandhigga Buugga :Xijaabka Gabadha Muslimada ah" Goobta = Markas Umaahatu Mumuniin ee Gabiley.Goorta = Habeenka Jimcaha ...
30/06/2025

Bandhigga Buugga :Xijaabka Gabadha Muslimada ah"

Goobta = Markas Umaahatu Mumuniin ee Gabiley.
Goorta = Habeenka Jimcaha 3/7/2025
Waqtiga = 6.30pm

Xuska Maalinta Dhir beerista Jamhuuriyada Somaliland oo ah 15 april 2025.
15/04/2025

Xuska Maalinta Dhir beerista Jamhuuriyada Somaliland oo ah 15 april 2025.


Maktabadda Qaranka Gabiley ayaa lagu xusi doonaa xuska maalinta Diranayaasha Bulshada (Social Workers Day)18 bisha oo ah...
18/03/2025

Maktabadda Qaranka Gabiley ayaa lagu xusi doonaa xuska maalinta Diranayaasha Bulshada (Social Workers Day)

18 bisha oo ah maanta Galinka Danbe 5:00pm

🌙 Marhaban Ya Ramadaan! 🌙Hambalyo iyo bishaaro! Waa la gaaray bishii barakaysnayd ee Ramadaan, bisha kheyrka, naxariista...
28/02/2025

🌙 Marhaban Ya Ramadaan! 🌙

Hambalyo iyo bishaaro! Waa la gaaray bishii barakaysnayd ee Ramadaan, bisha kheyrka, naxariista, iyo dembi-dhaafka. Waa fursad qiimo leh oo aan ku xoojin karno cibaadada, samafalka, iyo isku duubnida.

Ururka Green Region Youth Volunteers (GRYV) wuxuu idiin rajaynayaa Ramadaan barako leh, mid ajarka iyo dembi-dhaafka lagu kasbado. Aynu ka faa’iidaysano bishan oo aan isku kaalmayno wanaagga, sadaqada, iyo caawinta kuwa baahan.

Ilaahay haynaga dhigo kuwa si wanaagsan uga faa’iidaysta bishan kheyrka badan!

🌟 Ramadaan Kariim! 🌟

🔰 Green Region Youth Volunteer (GRYV) - Fursad Mutadawacnimo! 🔰📢 "We are Hiring 5 Posstion of Volunteer" : 5 MUTADAWACII...
22/02/2025

đź”° Green Region Youth Volunteer (GRYV) - Fursad Mutadawacnimo! đź”°
📢 "We are Hiring 5 Posstion of Volunteer" :

5 MUTADAWACIIN.

Ma tahay qof jecel inuu wax ka beddelo bulshada? Ma rabtaa inaad qayb ka noqoto koox ka shaqeysa horumarinta deegaanka iyo kobcinta dhalinyarada?

Green Region Youth Volunteer (GRYV) waxay raadineysaa 5 mutadawiciin ah si ay ugu biiraan kooxdeena oo gacan ka geystaan mashaariic faa'iido leh!

✅ Maxaad Ka Faa’iidaysan Doontaa?
• Khibrad wax ku ool ah oo ku saabsan shaqo-wadareedka bulshada
• Fursado aad ku horumarin karto xirfadahaaga hogaamineed iyo iskaashi
• Xiriir la leh dhalinyaro la wadaaga hadafkaaga
• Ka qaybqaadashada mashaariic waxtar u leh bulshada iyo deegaanka.

📝 Yaa Codsan Kara?
• Dhalinyarada da’doodu u dhaxayso 16-25 sano
• Ku dhiirran in uu wax ka beddelaan bulshada
• Jecel shaqo-wadareedka iyo mutadawacnimada

➡️ Sidee Ugu Biiri Kartaa?
Si fudud ugu soo biir kooxda GRYV adiga oo gujinaya linkiga hoose:

đź”— https://chat.whatsapp.com/Ek0MKLzh4if1ZrWbkwA7ft

Fursaddani waa mid xaddidan—ha moogaan! ✨

💚🌍

Qeybta sawirada Xuska Dhallinyaradda Somaliland
22/02/2025

Qeybta sawirada Xuska Dhallinyaradda Somaliland

22/02/2025

Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland, oo lagu qaba tay Maktabadda Qaranka ee Gabiley 20-ka Febraayo 2025 Habeenimad kii jumceed

Waxaa soo qabanqaabiyey oo iska kaashaday Maktabadda Qaranka ee Gabiley National Library and Community Center iyo Ururda Gabiley Green Region Youth Volunteer , Hiigsi Organization, talo wadaag youth Organization iyo Ururka Akhristayaasha Timacadde.

Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland, oo lagu qabandoono Maktabadda Qaranka ee Gabiley 20-ka Febraayo 2025, saacadu ma...
19/02/2025

Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland, oo lagu qabandoono Maktabadda Qaranka ee Gabiley 20-ka Febraayo 2025, saacadu markay tahay 9:00 subaxnimo.

Munaasabaddan waxa cinwaankeedu yahay:
“Ilaalinta Nabadda iyo Aqoonsiga Qaranka Somaliland”

Waxaa soo qabanqaabiyey ururo ay ka mid yihiin SONYO Umbrella, Maktabadda Qaranka ee Gabiley, Green Region Youth Volunteers, Hiigsi Organization, UFFO, iyo Ururka Akhristayaasha Timacadde.

Address

Hargeysa
Gebiley

Telephone

+252633372489

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Green Region Youth Volunteer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Green Region Youth Volunteer:

Share