Puntland Environmental Greenpeace Association

Puntland Environmental Greenpeace Association Founded in [2023],

"Puntland Environmental Greenpeace Association (PEGPA) is a non-profit organization based in Puntland, Somalia, dedicated to promoting environmental conservation, humanitarian principles, and holistic health development. Founded in [2023], PEGPA works tirelessly to address pressing environmental challenges, including habitat degradation, pollution, and climate change, while also prioritizing the w

ell-being of communities through health promotion and humanitarian initiatives. Through advocacy, education, and collaborative partnerships, PEGPA strives to create a sustainable environment characterized by thriving ecosystems, clean air and water, and resilient communities. With a commitment to inclusivity, innovation, and collaboration, PEGPA continues to make meaningful contributions to environmental sustainability and human well-being in Puntland and beyond."

30/08/2025
30/08/2025
29/08/2025

Booqashadii uruka PEGPA Eee beeraha magaalada Galdogob

Galdogob: 29-8-2025 PEGPA Oo Kormeer Ku Sameysay Beeraha Ku Yaalla Magaalada GaldogobUrurka Puntland Environmental Green...
29/08/2025

Galdogob: 29-8-2025 PEGPA Oo Kormeer Ku Sameysay Beeraha Ku Yaalla Magaalada Galdogob

Ururka Puntland Environmental Green Peace Association (PEGPA) ayaa maanta kormeer shaqo ku sameeyay beeraha ku yaalla magaalada Galdogob. Kormeerkan ayaa qayb ka ahaa dadaalka ururka ee lagu taageerayo horumarinta beeraha, cagaarinta dhulka, iyo ilaalinta deegaanka Puntland.

Intii lagu guda jiray kormeerka, xubnaha PEGPA waxay ku arkayeen beeraha dalagyo kala duwan oo beeralaydu si hufan ugu hawlan yihiin, taas oo muujinaysa dadaalka iyo adkaysiga bulshada deegaanka ee dhinaca wax soo saarka iyo horumarinta dhaqaalaha.

Xubnaha ururka ayaa ku dhiirrigeliyay beeralayda in ay sii xoojiyaan cagaarinta iyo ilaalinta deegaanka, iyagoo ballan qaaday in PEGPA ay kaalin muuqata ka qaadan doonto:
• Wacyigelinta ku saabsan ilaalinta dhulka iyo deegaanka
• Taageerada farsamo iyo mid bulsho
• Kobcinta iskaashiga beeralayda iyo hay’adaha deegaanka

Ururka PEGPA waxa uu mar kale ku celiyay in uu ka go’an yahay ilaalinta deegaanka iyo horumarinta beeraha si loo helo nolol waarta iyo deegaan cagaaran oo mustaqbalka jiilasha dambe u suurtageliya nolol caafimaad qabta.

—DHAMMAAD—

29/08/2025

PEGPA Waxa uu dhiirrigelinayaa:
• In qof walba masuuliyad ka qaato beerista iyo cagaarinta deegaanka ku hareeraysan.
• In la abuuro dhul cagaaran oo caafimaad qaba oo jiilasha dambe ay ka faa’iidaystaan.
• In bulshada lagu baraarujiyo muhiimadda dhirta, geed-beerista iyo xannaanaynta deegaanka.

Puntland Environmental Green Peace Association (PEGPA)Ururka Puntland Environmental Green Peace Association (PEGPA) waa ...
29/08/2025

Puntland Environmental Green Peace Association (PEGPA)

Ururka Puntland Environmental Green Peace Association (PEGPA) waa urur aan dowlad ahayn (NGO) oo laga aasaasay magaalooyinka Garowe, Galkacyo iyo Galdogob bishii Oktoobar 2023. PEGPA waxaa lagu dhisay ujeeddo ah in uu ka shaqeeyo ilaalinta deegaanka, xoojinta badqabka dabiiciga ah, iyo dhiirrigelinta cagaarinta Puntland.

Ururku waxa uu ka falcelinayaa caqabadaha deegaanka ee soo kordhaya sida isbeddelka cimilada, nabaad guurka dhulka, daaqa xad-dhaafka ah, iyo jarista dhirta aan qorsheysneyn. PEGPA waxa uu hormuud u yahay in bulshada lagu wacyigeliyo muhiimadda ay leedahay ilaalinta deegaanka iyo in la abuuro xalal waara oo gacan ka geysan kara horumarinta cagaaran iyo badbaadinta kheyraadka dabiiciga ah ee Puntland

Jumma Mubaarak
29/08/2025

Jumma Mubaarak

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252906799360

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Environmental Greenpeace Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Puntland Environmental Greenpeace Association:

Share