Women In Media Initiative Somalia

Call Directions Website Contact the organization

Women In Media Initiative Somalia WIMISOM is a non-governmental organization based in Somalia with the vision of empowered women in the media who can affect change in Somali women's lives.

Waxaan xoojinaynaa doorka haweenka Soomaaliyeed ee warbaahinta, anagoo diiradda saarayna in haweenka loo abuuro fursado ...
28/09/2026

Waxaan xoojinaynaa doorka haweenka Soomaaliyeed ee warbaahinta, anagoo diiradda saarayna in haweenka loo abuuro fursado ay ku horumariyaan xirfadahooda warbaahineed, ku soo bandhigaan sheekooyin isbeddel sameeya, kuna yeeshaan cod iyo door muuqda oo ku aaddan wacyigelinta iyo horumarinta bulshada.

15/09/2026

Warbixinaha Hanti-dhawrka Puntland ma horseedaan Isla-xisaabtan iyo Maamul Wanaag?, Sheekada 3aad ee dufcaddii 6aad ee Kaabe Fellowship oo ay soo saartay Weriye Caasha Cismaan Cabdiraxmaan.

10/09/2026

Fursadaha iyo caqabadaha ku gadaaman xeerarka doorashooyinka Puntland, Sheekada 2aad ee dufcaddii 6aad ee Kaabe Fellowship oo uu soo saaray Weriye Maxamuud Cilmi Nuur

















06/09/2026

Maxay yihiin dhibaatooyinka dadka qaba xanuunada dhimirku kala kulmaan bulshada Garoowe?

Kaga bogo sheekada 1aad ee dufcadda 6aad KAABE Fellowship oo ay soo saartay Weriye Maymuun Abdirisak Khaliif.

π‚πžπ₯πžπ›π«πšπ­π’π§π  π‹πžπšππžπ«π¬π‘π’π©, 𝐈𝐦𝐩𝐚𝐜𝐭 & 𝐂𝐨π₯π₯𝐞𝐜𝐭𝐒𝐯𝐞 π€πœπ‘π’πžπ―πžπ¦πžπ§π­.WIMISOM proudly congratulates our Executive Director, 𝐍𝐚𝐬𝐫𝐨 𝐀𝐛𝐝𝐒...
26/08/2026

π‚πžπ₯πžπ›π«πšπ­π’π§π  π‹πžπšππžπ«π¬π‘π’π©, 𝐈𝐦𝐩𝐚𝐜𝐭 & 𝐂𝐨π₯π₯𝐞𝐜𝐭𝐒𝐯𝐞 π€πœπ‘π’πžπ―πžπ¦πžπ§π­.

WIMISOM proudly congratulates our Executive Director, 𝐍𝐚𝐬𝐫𝐨 π€π›ππ’π«π’π³πšπ€ π€π‘π¦πžπ, on her recognition at the 𝐈𝐦𝐩𝐚𝐜𝐭 π€π°πšπ«ππ¬ πŸπŸŽπŸπŸ”, Puntland Somalia Edition.

This award is not only a testament to her leadership but also to the collective impact of WIMISOM’s initiatives, empowering women in media, advancing awareness, and amplifying women’s voices through advocacy, mentorship, and storytelling.

Her recognition is a reflection of our shared commitment to creating meaningful and lasting impact in civic and media spaces.

National Endowment for Democracy African Women's Development Fund Africanofilter African Women in the Media Free Press Unlimited UN Women Women Deliver

Hambalyo Dhammaan Sawir-qaadayaasha Soomaaliyeed.
19/08/2026

Hambalyo Dhammaan Sawir-qaadayaasha Soomaaliyeed.

Hay'adda WIMISOM ayaa maanta xafiiskeeda Magaalada Garoowe ku qabatay kulan lagu soo dhoweynayay suxufiyiintii ku soo ba...
03/08/2026

Hay'adda WIMISOM ayaa maanta xafiiskeeda Magaalada Garoowe ku qabatay kulan lagu soo dhoweynayay suxufiyiintii ku soo baxay tartanka sheeka samaynta dufcaddii 6aad ee barnaamijka Kaabe Fellowship ee ay qabato WIMISOM.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay guulaha laga gaarey KAABE Fellowship, ahmiyadda uu warbaahinta u leeyahay, saamaynaha ka dhashay sheekooyinkii laga sameeyey dufcaddihii h**e iyo sida ay WIMISOM uga go'antahay taageerada suxufiyiinta ee sheekooyinka isbeddelka keeni kara.















WIMISOM waxay ay u hambalyeynaysaa Weriye Maxamuud Cilmi Nuur oo kamid noqday guulaystayaasha dufcaddii 6aad ee KAABE Fe...
29/07/2026

WIMISOM waxay ay u hambalyeynaysaa Weriye Maxamuud Cilmi Nuur oo kamid noqday guulaystayaasha dufcaddii 6aad ee KAABE Fellowship.

WIMISOM waxay ay u hambalyeynaysaa Weriye Caasho Cismaan Cabdiraxmaan oo ka mid noqotay guulaystayaasha dufcaddii 6aad e...
29/07/2026

WIMISOM waxay ay u hambalyeynaysaa Weriye Caasho Cismaan Cabdiraxmaan oo ka mid noqotay guulaystayaasha dufcaddii 6aad ee KAABE Fellowship.

WIMISOM waxay ay u hambalyeynaysaa Weriye Maymuun Abdirisak Khaliif oo ka mid noqotay guulaystayaasha dufcaddii 6aad ee ...
29/07/2026

WIMISOM waxay ay u hambalyeynaysaa Weriye Maymuun Abdirisak Khaliif oo ka mid noqotay guulaystayaasha dufcaddii 6aad ee KAABE Fellowship.

Address

Jidka Soddonka Road
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 15:00
Tuesday 08:00 - 15:00
Wednesday 08:00 - 15:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 15:00
Sunday 09:00 - 14:00

Telephone

+252906858888

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Women In Media Initiative Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Women In Media Initiative Somalia:

Shortcuts

Share