Somali foundation and child rights

Somali foundation and child rights Somali Foundation and Child Right Inantii la joogtay ayay ku tidhi sii miskiinka Kimistii inoo taalay. Caa’isha (RC) ayaa ku tidhi waa rune iska sii miskiinka.

Faa’iidada Wax Bixinta -Sadaqada... Rasuulka Allah (scw) ayaa isagoo muslmiinta ku dhiirgelinaya wax bixinta cadeeyay in sadaqadu ay u bakhtiiso denbiyada sida biyuhu u bakhtiiyaan dabka. Wax bixinta iyo sadaqadu waxay qofka ka ilaalisaa belaayada iyo dhibaatooyin. “ Sadaqadu waxay hor joogsataa 70 dhinac oo qofka xumaan kaga imanayso”
Caash’ish (RC) Umul mu’miniin , oo sooman ayuu miskiin cunto w

eydiistay, waxaan u yaalay wax yar oo kimis ah. Inantii ayaa ugu jawaabtay Caa’sha wax kale oo aad ku afurtaa kuuma yaalaan. Arinkii oo sidaasi ah aya markii ay casarkii ay ahayd Neef adhi oo hadyad ah naloo keenay. Markaasi ayay tidhi cun kan ayaa ka wanaagasan waxaan bixinay. Qofka wax bixinaya waa inuu lahaada kalsooni fog oo uu ku qabo Allah (sw). Waxay wejiga nabaro waaweyni ka soo bexeen Sh. Abuu C/laahi oo qoray Kitaabka Al-mustadrik , isagooo sanado qabay xanuunkan. Muslimiin badan ayaa u ducaysay, laakiin weli ma bogsan. Muddo danbe ayuu gurigiisa hortiisa uga qoday Muslimuunta goob biyaha lagu shubo oo ay ka cabaan. Todobaad intii aanay ka soo wareegiin ayuu wejigii u bogsaday oo uu noqday mid qurux badan

Address

Guureye
Garowe

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907668405

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali foundation and child rights posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali foundation and child rights:

Share