PDON - Puntland Disability Organizations Network

PDON - Puntland Disability Organizations Network Puntland Disability Organizations Network (PDON)
Dalladda Ururrada Naafada Puntland.

Puntland Disability Organizations Network (PDON) is a public based representative body established to articulate concerns of People with disability and membership is open to bodies actively involved in disabilities. The Network is a coalition formed principally to mobilize government and civic actors around advocating and campaigning for the rights of People with disabilities, as measure strategy

approach improvement to the disability community in Puntland through humanitarian protection, that there have paid special consideration how to finding accessibility and systematic operations available to them

02/08/2026

๐ŸŽ๐Ÿ-๐€๐ฎ๐ ๐จ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ƒ๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐“๐š๐š๐ฌ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐š๐ก๐ข ๐ค๐š ๐๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ง ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐€๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‰๐ข๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐.

Puntland waxay Jebisay Derbiga udhexeeyey Dadka Naafada ah iyo Bulshada Kale Kaaso Ahaa inaan Dadka Naafada ahi Aysan Qayb Kanoqon karin Dabaal Degyada, Horumarinta Dowladnimada, Metelaada Muwaadinimada iyo Weliba Muujinta Awoodaha Dadka Naafada hu Leeyihiin. Sanadkaan waxay Daladda U Ahayd Curashada isdhexgalka Naafada iyo Bulshada Kale.

Waxaa Sanadkaan 1 Augost ka Qaybgalay Oo Muujiyey Awoodaha Dadka Naafada ah 4 Qaybood kuwaaso kala ah Naafada (Aragga , Maqalka iyo Socodka isugu jira).

Waxay Naafadu Xaqiijisay Awoodoooda, Kartidoda iyo siday Dowladnimada Qayb ugayihiin.

Xafiiska Warfaafinta Daladda Naafada Puntland.

31/07/2026

Dalladda Ururrada Naafada Puntland (PDON) waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Puntland munaasabadda xuska Maalinta Asaaska Dowladda Puntland.

Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqonno dabaaldegga maalintan qiimaha badan, annagoo xaqiijinayna muhiimadda ay leedahay midnimada, nabadda, horumarka, iyo ka-qaybgalka loo siman yahay ee dhammaan bulshada oo ay ku jiraan dadka naafada ah.

โœ…๏ธ Hambalyo Maalinta Asaaska Dowladda Puntland!

28/07/2026

28-July-2026 Maamulka Dallada Ururadda Naafada Puntland Agaasimae Saciid Bare Khalaf iyo Agaasime kuxigeenka ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ง iyo Wafti ay hogaaminayaan oo ay ka midyihiin Maamulka Xarunta ๐€๐ฎ๐ญ๐ข๐ฌ๐ฆ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ, Maamulka Ururka ๐–๐ž๐ซ๐ข๐ฌ ee Gabdhaha Naafada ah, Ayaa Maanta Booqasho ku tegey Xarunta Baarlamanka Dowladda Puntland Puntland Parliament.

Ujeedka Booqashada Xarunta Baarlamaanka wuxuu ahaa Dhegeysiga Xog Ururintii uu Baarlamaanku kasoo sameeyey Xarumaha Naafada Puntland kuwaaso ay Booqdeen intii udhaxaysay labada Kalafadhi.

Waxaa lagusoo bandhigay Baahiyaha Dadka, Xaaladooda Adeeg, Caafimaad, Waxbarasho iyo Weliba Siday Qayb uga ahaan lahaayen Dowladnimada. Waxay Dalladu Bogaadinaysaa Cidkasta oo Fariinta Dadka Nafaada ah Geysa Miisaska Munaasibka ah kuwaaso aysan dhamaan Naafadu imankarin, Metelaadna aysan ku lahayn.

Xafiiska Warfaafinta Daladda Ururadda Naafada PL

28-July-2026 Maamulka Dallada Ururadda Naafada Puntland Agaasimae  Saciid Bare Khalaf  iyo Agaasime kuxigeenka ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚...
28/07/2026

28-July-2026 Maamulka Dallada Ururadda Naafada Puntland Agaasimae Saciid Bare Khalaf iyo Agaasime kuxigeenka ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ง iyo Wafti ay hogaaminayaan oo ay ka midyihiin Maamulka Xarunta ๐€๐ฎ๐ญ๐ข๐ฌ๐ฆ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ, Maamulka Ururka ๐–๐ž๐ซ๐ข๐ฌ ee Gabdhaha Naafada ah, Ayaa Maanta Booqasho ku tegey Xarunta Baarlamanka Dowladda Puntland Puntland Parliament.

Ujeedka Booqashada Xarunta Baarlamaanka wuxuu ahaa Dhegeysiga Xog Ururintii uu Baarlamaanku kasoo sameeyey Xarumaha Naafada Puntland kuwaaso ay Booqdeen intii udhaxaysay labada Kalafadhi.

Waxaa lagusoo bandhigay Baahiyaha Dadka, Xaaladooda Adeeg, Caafimaad, Waxbarasho iyo Weliba Siday Qayb uga ahaan lahaayen Dowladnimada. Waxay Dalladu Bogaadinaysaa Cidkasta oo Fariinta Dadka Nafaada ah Geysa Miisaska Munaasibka ah kuwaaso aysan dhamaan Naafadu imankarin, Metelaadna aysan ku lahayn.

Xafiiska Warfaafinta Daladda Ururadda Naafada PL

16/07/2026

๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต (๐—ช๐—”๐—ฅ๐—œ๐—ฆ) ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.

Ministry of Women Development & Family Affairs

15/07/2026

Warbixin muhiim ah: Xarunta Naafada Galkacyo.

Waa warbixin muujinaysa daryeel la'aanta iyo xaalka Xarumaha Gobollada ee loogu qareemo dadka Naafanimada leh.

22/06/2026

Thanks Dalmar Media Services

15/06/2026

๐Ÿ๐Ÿ“ ๐‰๐ฎ๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐€๐ฒ๐š๐š ๐ค๐š ๐๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š 58 ๐ž๐ž ๐๐š๐š๐ซ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐.

Maamulka Dallada Ayaa Wakhti Geliyey Sidii Dadka Naafada ah ugu Biirilahaayen Ajendaha Baarlamaanka 58 ee Golaha Wakiilada DPL. kala fadhigaas oo suurtagaliyey in loosaaro Gudi xog ogaal ka Noqda Baahiyaha Dadka Naafada ahi Qabaan. Waxaana intii uu xirnaa Golaha wakiiladu Gudiyo udireen Dhamaan Xarumaha loogu adeego Dadka Naafada ah ee Puntland.

Kala Fadhigaan oo ah Kii 38aad ee Baarlamanka Dowladda Puntland Ayaa lakeeni doona Xogtii laga soo ururiyey Xarumaha Naafada Puntland.

Maamulka Dallada Oo xoojinaya Wax u qabashada Dadka Naafada ah ayaa ku Biiriyey Xubanaha Baarlamaanka Sidii Qorshahaas Masuuliyad isaga saarilahayen si Dadkaas wax loogu qabto.

Xafiiska Warfaafinta Daladda Ururada Naafada PL

๐Ÿ๐Ÿ“ ๐‰๐ฎ๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐€๐ฒ๐š๐š ๐ค๐š ๐๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š 58 ๐ž๐ž ๐๐š๐š๐ซ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ...
15/06/2026

๐Ÿ๐Ÿ“ ๐‰๐ฎ๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐€๐ฒ๐š๐š ๐ค๐š ๐๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š 58 ๐ž๐ž ๐๐š๐š๐ซ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐.

Maamulka Dallada Ayaa Wakhti Geliyey Sidii Dadka Naafada ah ugu Biirilahaayen Ajendaha Baarlamaanka 57 ee Golaha Wakiilada DPL. kala fadhigaas oo suurtagaliyey in loosaaro Gudi xog ogaal ka Noqda Baahiyaha Dadka Naafada ahi Qabaan. Waxaana intii uu xirnaa Golaha wakiiladu Gudiyo udireen Dhamaan Xarumaha loogu adeego Dadka Naafada ah ee Puntland.

Kala Fadhigaan oo ah Kii 38aad ee Baarlamanka Dowladda Puntland Ayaa lakeeni doona Xogtii laga soo ururiyey Xarumaha Naafada Puntland.

Maamulka Dallada Oo xoojinaya Wax u qabashada Dadka Naafada ah ayaa ku Biiriyey Xubanaha Baarlamaanka Sidii Qorshahaas Masuuliyad isaga saarilahayen si Dadkaas wax loogu qabto.

Xafiiska Warfaafinta Daladda Ururada Naafada PL

๐ŸŒ™ Ciid Wanaagsan โ€“ Eidul Adxaa Mubaarak Waxaa dhammaan shacabka Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan lagu hambalyeyna...
26/05/2026

๐ŸŒ™ Ciid Wanaagsan โ€“ Eidul Adxaa Mubaarak

Waxaa dhammaan shacabka Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan lagu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Eidul Adxaa.
Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, ducada, iyo cibaadada. ๐Ÿคฒ

Address

Government Zone
Garowe

Opening Hours

Monday 07:30 - 15:30
Tuesday 07:30 - 14:00
Wednesday 07:30 - 15:30
Thursday 07:30 - 15:30
Saturday 07:30 - 15:30
Sunday 07:30 - 15:30

Telephone

+252907793228

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when PDON - Puntland Disability Organizations Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to PDON - Puntland Disability Organizations Network:

Shortcuts

Share