SECO Organization

Call Directions Website Contact the organization

SECO Organization Environmental conservation Organizations
(1)

It is indeed a great honor to have had the opportunity to attend such an important meeting where the Puntland Ministry o...
03/07/2024

It is indeed a great honor to have had the opportunity to attend such an important meeting where the Puntland Ministry of Environment and Climate Change presented regulations aimed at protecting the environment and the community. This demonstrates a commitment to addressing environmental issues and ensuring the well-being of the local population. The presentation of these regulations is a significant step towards sustainable development and environmental stewardship in Puntland.

Ha’adda SECO Organization oo kaashanaysa Jaamacadda PSU waxay maanta tababar ku saabsan dhir beerista iyo ilaalinta deeg...
06/06/2024

Ha’adda SECO Organization oo kaashanaysa Jaamacadda PSU waxay maanta tababar ku saabsan dhir beerista iyo ilaalinta deegaanka u qabatay 70 dhalinyaro ah oo ka kala socdey Goobaha Waxbarashada Magaalada Garowe,tabarkaas oo ujeedkiisu ahaa si kor loogu qaado wacyiga ardeyda iyo dhalinyarada, laguna wacyi galiyo muhiimadda ay dhir beeristu u degaanka iyo bulshadaba u leedahay.
Sidoo kale Hay’adda SECO waxaa dhir gudoonsiisey kasoo qayb galayaashii tabarbarka si ay ugu beeraan xarumaha waxbarasha ee ay matalayeen, si kor loogu qaado bilicda magaalada iyo ka hortagga isbedelka cimilada ee saameynta taban ku yeeshey dhulkeenna.

13/04/2024

Sanadkan Magaalooyinka Somalidu degto qaarkood, Garowe-ba ha u darnaatee, waxay ka cabanayaan heer kulka oo kordhey, Hadii qofkastaaba uu dhir hareed ku beero gurigiisa, goobtiisa ganacsi, Xarumaha wax-barashada, xarumaha dawladda, waddooyonka faras magaalada iyo fagaarayaasha bulshadu ku kulanto waxaynu ku yareyn karnaa kulaylka magaalada ee sii kordhaya maalinba maalinta ka danbeysa.

Sanadka aynu si wadajir ah uga qayb qaadanno asbuuca dhir beerista Puntland ee ay waddo wasaaradda Deegaanka ee Puntland (Puntland Ministry of Environment and Climate Change) si aynu ugu noolaanno degaan cagaar ah, nadiif ah, qabow oo qalbiga iyo aragaba u roon.

Beerta Bilicsan iyaduba waxay diyaar inoo la tahay dhirtii beerista iyo harkaba ku wacneyd.

We are excited to share our future goals at SECO Organization, as we continue our mission to empower individuals and com...
03/04/2024

We are excited to share our future goals at SECO Organization, as we continue our mission to empower individuals and communities towards climate actions. Here's a sneak peek at what we have in goals.

Our Thematic Areas.
01/04/2024

Our Thematic Areas.

We're thrilled to launch a new Facebook account for  Somalia Environmental Conservation Org! Follow us for updates on ou...
31/03/2024

We're thrilled to launch a new Facebook account for Somalia Environmental Conservation Org! Follow us for updates on our conservation efforts, environmental news in Somalia, & ways you can get involved in protecting our planet. Let's work together to make a difference! 🌱

Address

Garowe
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SECO Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to SECO Organization:

Shortcuts

Share