MUDAN Youth Umbrella

MUDAN Youth Umbrella MUDAN is a youth-oriented network that operates entire Somalia regions and registered at MoPIC Puntla

The President of Puntland State met with the Youth Advisory Council, which consisted of representatives from four distri...
29/04/2026

The President of Puntland State met with the Youth Advisory Council, which consisted of representatives from four districts: Garowe, Badhan, Dangorayo, and Qardho.

The council is united under a project known as “Joog,” through which they provide recommendations on reducing irregular migration and developing practical plans to create opportunities for young people, encouraging them to remain in their country.

The “Joog” project brings together the Ministries of Interior, Youth & Sports, and Labor of the Puntland Government, in partnership with VNG International from the Netherlands.

19/04/2026

Garowe: April 18, 2026

A meeting was held on the establishment of the Garowe Youth Advisory Council, a multi-stakeholder body composed of individuals known for their service to the community. The council includes members from civil society organizations particularly those focused on youth alongside councilors from the Social Affairs and Planning Committees of the Garowe District Council, as well as staff from the Social Affairs and Planning departments of the Garowe Municipality.

The purpose of the council is to provide advice and recommendations to the Garowe Municipality on ways to prevent the risks and dangers of irregular migration, based on data and research. In addition, the council will support the municipality in strengthening community engagement especially among youth while promoting transparency, accountability, and inclusive consultation, which are key pillars of good governance.

The meeting was organized by VNG International in collaboration with the Ministry of Interior, Federal Affairs and Democratization of the Puntland Government.

Dalladda Mudan oo qayb ka ahayd kulankii Wacyi galinta Tahriibka.kulankan oo ay kasoo qayb galeen Madaxda Wasaaradda Dha...
08/04/2026

Dalladda Mudan oo qayb ka ahayd kulankii Wacyi galinta Tahriibka.
kulankan oo ay kasoo qayb galeen Madaxda Wasaaradda Dhalinyarada oo ugu h**eeyo wasiirka wasaaradda dhalinyarada,Wasiirka Haweenka,Madax dhalinyarada iyo dhamaan bahwaynta waxbarashada ayaa ujeedkiisu ahaa muujinta dhibaatada Aafadaan Tahriibka.
Gudoomiyaha Dalladda Mudan Abdulljabaar Farma ayaa la wadaagay dhalinyarada sida ay muhiim utahay inay darsaan suuqyada shaqada ee Online-ka,barashada xirfadaha iyo in la dhiso shakhsiyadda si guud.

Dallada Dhalinyarada Gobolka Nugaal waxay Hanbalyo udiraysaa Agaasimaha cusub ee Haayadda Puntland Development Research ...
11/02/2026

Dallada Dhalinyarada Gobolka Nugaal waxay Hanbalyo udiraysaa Agaasimaha cusub ee Haayadda Puntland Development Research Center-PDRC oo ay Bah-wadaag yihiin.

Kulanka Madaxwaynaha iyo dhalinyarada Puntland ayaa ka qabsoomay Garoowe.Dhalinyarada Puntland ayaa soo bandhigtay doork...
12/01/2026

Kulanka Madaxwaynaha iyo dhalinyarada Puntland ayaa ka qabsoomay Garoowe.
Dhalinyarada Puntland ayaa soo bandhigtay doorkooda hormarka sidoo kale caqabadaha iyo talooyinka ku aadan hagaajinta siyaasadda dhalinyarada.
Madaxwaynaha Puntland ayaa hoosta ka xariiqat inuu talooyinkaas wax badan ka qaban doono wuxuuna booriyey wacyiga isbadalay ee dhalinyarada Puntland.

Dallada Dhalinyarada Gobolka Nugaal oo kaa shanaysa Haayadda Hal-abuur Foundation ayaa biyo gaarsiisey deegaanada hoos y...
29/12/2025

Dallada Dhalinyarada Gobolka Nugaal oo kaa shanaysa Haayadda Hal-abuur Foundation ayaa biyo gaarsiisey deegaanada hoos yimaada Deegaanka Budunbuto oo xaaladda Abaaruhu saameeyeen.

Gudoomiyaha Dallada Mudan ayaa qeyb Ka ahaa kulan ay gudoomiyayaasha dhalinyarada sagaalka Gobol iyo gudoomisada Dallada...
20/08/2025

Gudoomiyaha Dallada Mudan ayaa qeyb Ka ahaa kulan ay gudoomiyayaasha dhalinyarada sagaalka Gobol iyo gudoomisada Dallada PYAAN ay layeesheen madaxweynaha dowlada Puntland, kulanka ayaa daaranaa sidii loo dar-dar gelinlahaa howlaha hortabinta leh ee loohayo dhalinyarada iyadoo dowladu iyo dalladuhu si wadajira ay uwada shaqeyn lahaayeen.

Gudoomiyaha Dallada Mudan ayaa xalay soo Agaasimay Kulan Casho sharaf iyo marti qaad uu Maayarka Caasumadda Garoowe ufid...
19/08/2025

Gudoomiyaha Dallada Mudan ayaa xalay soo Agaasimay Kulan Casho sharaf iyo marti qaad uu Maayarka Caasumadda Garoowe ufidyey Gudoomiyaasha Dhalinyarada Sagaalka Gobol ee Puntland, sidookale waxaa kulanka kasoo qeyb gashay Gudoomisada Dallada dhalinyarada Puntland ee PYAAN.

05/08/2025

waxaan soo gabagabaynay Tababar kor loogu qaadayey Xirafadda Arday baratay beeraha oo lagu tababarayey nidaamka Hydroponic fodder oo lagu beerayo calafka iyo dalag kale ciid la'aan.

MUDAN Youth Umbrella oo kaa shanaysa Haayadda SOS ayaa wada fuliyey barnaamijkaan.Balanteenu waa tabcasho iyo xirfadahoo lala jaaro.Allaa mahadleh.

Garoowe: 23 July 2025: Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo ay weheliyaan Duqa Caasimadda Garoowe  iyo Taliyaha Qaybta Booliisk...
23/07/2025

Garoowe: 23 July 2025: Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo ay weheliyaan Duqa Caasimadda Garoowe iyo Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal ayaa maanta ka qaybgalay Xil-wareejinta Gudoonkii h**e ee Dallada Mudan oo xilka ku wareejiyay Gudoonka cusub ee Dallada Mudan ee Gobolka Nugaal.

Sidoo kale Kulanka Xil-wareejinta waxaa ka qayb galay Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimadda Garoowe iyo Mas'uuliyiin Kale.

Caawa waxaa qabsoomay Doorashada Gudoonka Dallada Dhalinyarada Mudan, waxaana Ku guuleystay hogaanka Dallada Gudoomiye A...
05/07/2025

Caawa waxaa qabsoomay Doorashada Gudoonka Dallada Dhalinyarada Mudan, waxaana Ku guuleystay hogaanka Dallada Gudoomiye Abdijibaar Maxamed Muuse iyo Gudoomiye Ku xigeen sundus Maxamuud Ismaaciil.

Address

Garowe
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252907653493

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MUDAN Youth Umbrella posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to MUDAN Youth Umbrella:

Share