Y-PEER Somalia

Directions Website Contact the organization

Y-PEER Somalia Member of Global Peer Education Network dedicated to Youth Empowerment, ASRH, WYPS across Somalia 🇸🇴 . We proudly manage 6 Youth Centers and counting.

28/09/2026

Kalmaddii Mr. Saacid Siciid, Madax maamulka wasaarada Arrimaha gudaha. xalqadii 10 aad Tilmaame Talks – Somalia’s Blue Economy.

28/09/2026

🌊 Qaybtii Koowaad ee Casharkii Macallin Cabdullaahi Jimcaale Said

Xalqaddii 10aad ee Tilmaame Talks – Somalia’s Blue Economy ayaa diiradda lagu saaray baaxadda iyo fursadaha waaweyn ee ku jira khayraadka badeed ee Soomaaliya.

Casharku wuxuu xusuusinayaa in 3,333 km oo xeeb ah aysan ahayn oo keliya dhul xeebeed, balse ay yihiin fursado badan oo ku saabsan cunto, shaqo, ganacsi, dalxiis iyo horumar waara.

28/09/2026

Kalmaddii Agaasimaha IRISE institute, Mr. Abdirahmaan Guure ee xalqadii Tilmaame Talks – Somalia’s Blue Economy.

27/09/2026

Kalmaddii Furitaanka ee Kamaal Daahir

Agaasimaha Fulinta, Y-PEER Somalia
Xalqaddii 10aad ee Tilmaame Talks – Somalia’s Blue Economy.

Tilmaame talks waxaa lagu lafo guray mowduuc si weyn muhiim ugu ah mustaqbalka Soomaaliya: “Somalia’s Blue Economy – From Marine Resources to Jobs, Food and Sustainable Wealth.”

Y-PEER Somalia waxay aaminsan tahay in dhalinyaradu aysan noqon oo keliya dadka ka faa’iidaysta fursadaha mustaqbalka, balse ay noqdaan hal-abuurayaasha, ganacsatada, cilmi-baareyaasha iyo hoggaamiyeyaasha dhisaya mustaqbalkaas.

🌊 Tilmaame Talks | Soomaaliya iyo Dhaqaalaha Buluugga ahCaawa, Ypeer Somalia waxay Tilmaame Innovation Hub ku qabatay ku...
25/09/2026

🌊 Tilmaame Talks | Soomaaliya iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

Caawa, Ypeer Somalia waxay Tilmaame Innovation Hub ku qabatay kulan muhiim ah oo ka tirsanaa Tilmaame Talks, kaas oo looga hadlay Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya (Somalia’s Blue Economy) iyo sida looga faa’iidaysan karo khayraadka badda si loo abuuro shaqooyin, cunto ku filnaansho iyo hanti waarta.

Kulanka waxaa kasoo qaybgalay cilmi-baarayaal, dhalinyaro, xirfadlayaal iyo xubno ka kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo si wadajir ah uga qaybqaatay dood iyo is-dhaafsi fikrado ku saabsan fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran khayraadka badda Soomaaliya.

🎤 Speaker: Abdulahi Said – Marine Scientist | Data Specialist | Educator
🎙️ Moderator: Qaasim Muuse

Kulanku wuxuu fursad u noqday ka qaybgalayaasha inay fahmaan muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo cilmi-baarista, hal-abuurka dhalinyarada, maalgashiga iyo maaraynta waarta ee khayraadka badda Soomaaliya.

Ypeer Somalia waxay aaminsan tahay in dhalinyarada, aqoonta iyo hal-abuurku ay door muhiim ah ka qaadan karaan mustaqbalka dhaqaalaha buluugga ah ee Soomaaliya.

📍 Tilmaame Innovation Hub – Garowe
🌊 From Marine Resources to Jobs, Food and Sustainable Wealth.

🌊 TILMAAME TALKS | DHAQAALAHA BADDA SOOMAALIYAHosted by Tilmaame Innovation Hub | Ypeer SomaliaYPEER Somalia  waxay qaba...
23/09/2026

🌊 TILMAAME TALKS | DHAQAALAHA BADDA SOOMAALIYA

Hosted by Tilmaame Innovation Hub | Ypeer Somalia

YPEER Somalia waxay qabanaysaa kulankeeda billaha ahaa ee Tilmaame Talks, kaas oo bishan diiradda lagu saarayo:

Dhaqaalaha Badda Soomaaliya iyo Helitaanka Isku-filnaanshaha Cuntada.

Soomaaliya waxay leedahay xeeb dheer iyo khayraad badeed oo baaxad leh. Ka faa’iidaysiga khayraadkan si waarta oo mas’uuliyad leh wuxuu door muhiim ah ka qaadan karaa shaqo-abuurka, kobaca dhaqaalaha, kalluumaysiga waara iyo xoojinta isku-filnaanshaha cuntada.

Kulankan wuxuu fursad u noqonayaa dhallinyarada, ardayda, xirfadlayaasha iyo bulshada inay ka wada hadlaan fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran Dhaqaalaha Badda Soomaaliya.

🎙️ Martida: Abdulahi Jimale Said
Marine Scientist | Data Specialist | Educator

🎤 xiriiriye: Qasim Musse

đź“… Jimce, 25 Sebtembar 2026
⏰ 6:50 Fiidnimo
📍 Tilmaame Headquarters, Garoowe.

A rewarding first day at Puntland Evaluation Week 2026. What stood out for us was the importance of making evaluation mo...
14/09/2026

A rewarding first day at Puntland Evaluation Week 2026.

What stood out for us was the importance of making evaluation more inclusive and locally grounded—especially by creating meaningful space for young people and local civil society organizations to contribute how development is assessed and improved.

Grateful for the opportunity to learn, share perspectives, and advocate for stronger grassroot participation in evaluation and development.

17/08/2026

Munaasabadda Furitaanka Tilmaame Innovation Hub & Qalin-jabinta Dufcaddii Koowaad ee Generative AI: Kalmaddii xildhibaan Shiine kana mid ah asaasayaashii Ypeer.

17/08/2026

Munaasabadda Furitaanka Tilmaame Innovation Hub & Qalin-jabinta Dufcaddii Koowaad ee Generative AI: Kalmaddii Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska. Hon Mohamud Caydiid Dirir.

Ready to study beyond borders?Join the Ypeer Generative AI Cohort 1 Guest Lecture with Dr. Adam Abdulkadir Mohamed (Fara...
16/05/2026

Ready to study beyond borders?

Join the Ypeer Generative AI Cohort 1 Guest Lecture with Dr. Adam Abdulkadir Mohamed (Faradhuub) as he shares practical insights on navigating global scholarship opportunities successfully.

đź“… 17 May 2026
⏰ 4:00 PM – 6:00 PM
📍 Tilmaame Innovation Hub, Garowe

From Türkiye Bursları to Pan-African Scholarships, gain firsthand guidance on unlocking international academic opportunities.

Address

Tilmaame Street, Israac Suburb
Garowe
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Y-PEER Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Y-PEER Somalia:

Shortcuts

Share