Green Society of Somalia

Green Society of Somalia We're a dynamic cluster org in Somalia dedicated to cultivating a sustainable, eco-conscious society.

Maalinta deeganka aduunka 5_juneMaanta waa Maalinta Deegaanka Adduunka! Aan ka qeyb qaadanno badbaadinta deeganka aan ku...
05/06/2025

Maalinta deeganka aduunka 5_june

Maanta waa Maalinta Deegaanka Adduunka! Aan ka qeyb qaadanno badbaadinta deeganka aan ku noolnahay. Yaree,adeegsiga waxyaabaha deegaanka dhibaatada ukeena, kana fogoow isticmaalka bacaha iyo caagagga.

  Radio
23/05/2025

Radio

Dhambaal Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed.Green Society of Somalia waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dha...
15/05/2025

Dhambaal Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Green Society of Somalia waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed. Maalintaan qaaliga ah waxay xasuus iyo xus u tahay kaalinta muhiimka ah ee dhalinyaradu ka qaateen halgankii xornimada, waxayna sidoo kale ina xasuusinaysaa masuuliyadda ay maanta u hayaan difaaca deegaanka iyo horumarinta bulshada.

Dhalinyaradu waa laf-dhabarta isbeddelka waxaana maanta si gaar ah ugu bogaadinaynaa doorkooda firfircoon ee u-doodista iyo ka-qaybgalka dadaallada lagu ilaalinayo deegaanka. Laga bilaabo ololeyaasha nadiifinta, geedo beeerista, ilaa wacyigelinta bulshada, dhalinyarada Soomaaliyeed waxay muujiyeen hufnaan, himilo, iyo hogaamin.

Green Society of Somalia waxay garab taagan tahay dhalinyarada si ay u noqdaan hormuudka ilaalinta deegaanka, ayna dhisaan mustaqbal cagaaran oo waara.

Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed!

Address

Wadada Global
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Green Society of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share