PSU Student's Development Association

PSU Student's Development Association Join us and grow!

PSUSDA at Puntland State University supports students’ growth through skill-building, mentorship, and career development programs, helping them excel academically and professionally.

Waxaa soo dhamaaday tartanka quraanka ee Toddobaadka Aqoonta, Dhaqanka iyo Hal-abuurka Jaamacadda PSU.
31/08/2026

Waxaa soo dhamaaday tartanka quraanka ee Toddobaadka Aqoonta, Dhaqanka iyo Hal-abuurka Jaamacadda PSU.



Kulliyadda Computing iyo T-Hub ayaa bixiyay aqoon-kororsi ku saleysan practical iyo xirfado farsamo, oo loogu talagalay ...
31/08/2026

Kulliyadda Computing iyo T-Hub ayaa bixiyay aqoon-kororsi ku saleysan practical iyo xirfado farsamo, oo loogu talagalay xirfadlayaasha dibadda iyo ardayda Jaamacadda.

Barnaamijkan wuxuu diiradda saarayaa xirfado la taaban karo, tababar gacanta ah iyo kobcinta awoodda farsamo, si ka qaybgalayaashu ugu diyaar garoobaan baahiyaha suuqa shaqada iyo fursadaha mustaqbalka.



Tartanka Xarrig jiidka ayaannu qabanay shalay  galab
31/08/2026

Tartanka Xarrig jiidka ayaannu qabanay shalay galab



Waxaa soo dhamaaday tartanka orodka ee Toddobaadka Aqoonta, Dhaqanka iyo Hal-abuurka Jaamacadda PSU.
31/08/2026

Waxaa soo dhamaaday tartanka orodka ee Toddobaadka Aqoonta, Dhaqanka iyo Hal-abuurka Jaamacadda PSU.



30/08/2026

DAY ONE HIGHLIGHTS : Bandhiga Kulliyaddaha

30/08/2026

Qayb ka mid ah Bandhiga Kuliyadaha Jaamacada PSU

Puntland State University #𝐆𝐚𝐫𝐨𝐰𝐞

Galabta iyo tartamo xiiso badan
30/08/2026

Galabta iyo tartamo xiiso badan

Waxaa si rasmi ah u furmay Toddobaadka Aqoonta, Dhaqanka iyo Hal-abuurka Jaamacadda PSU
29/08/2026

Waxaa si rasmi ah u furmay Toddobaadka Aqoonta, Dhaqanka iyo Hal-abuurka Jaamacadda PSU


Dhawaan filo barnaamij xiiso badan iyo xasuuso aan la hil-maami karin.
26/08/2026

Dhawaan filo barnaamij xiiso badan iyo xasuuso aan la hil-maami karin.




25/08/2026

Muqal So kobaya Abaal-Marinihii koobka

Ururka Ardayda Jaamacadda Puntland State University (PSU) wuxuu si weyn uga mahadcelinayaa dhammaan masuuliyiintii iyo maamulka Jaamacadda ee door muuqda ka qaatay qabsoomidda iyo qururxda Koobka Kulliyadaha PSU.iyo hawl wadeenada Kale koobka

Gaar ahaan, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa:
Muslin Aidarus Haji Hirsi
* Madaxweynaha Ardayda Abdixakiim Cimbiriq
* Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Adan
* Wasiirka Caafimaadka, Marwo Ridwan Mohamed

Sidoo kale, waxaan mahadnaq ballaaran u jeedinaynaa kasoo qayb galayaashi Koobka

Address

Puntland State University
Garowe

Telephone

+252907344119

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when PSU Student's Development Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to PSU Student's Development Association:

Shortcuts

Share