Madasha Buug-Miir

Madasha Buug-Miir Madasha Buug-miir waa mareeg lagu miiro , laguna kaydiyo nuxurka buugaagta kala duwan . Ka qayb noqo kulanka toddobaad kasta https://t.me/madashBuugmiirato.

Kulanka 65-aad iyo kitaabkaمختصر غاية السول في خصائص الرسولSoojeedinta : Ustaad Abdiqani AgaabeeyeHabeenka Jimcaha , 9:0...
08/04/2026

Kulanka 65-aad iyo kitaabka
مختصر غاية السول في خصائص الرسول

Soojeedinta : Ustaad Abdiqani Agaabeeye

Habeenka Jimcaha , 9:00PM

https://t.me/MadashaBuugmiir

Habeenka sabtida waa cawayskii 58-aad iyo buugga Dopamine detox Qore : Thibalit Mesurisse Soojeedinta : Mursal Maxamed F...
12/02/2026

Habeenka sabtida waa cawayskii 58-aad iyo buugga
Dopamine detox
Qore : Thibalit Mesurisse

Soojeedinta : Mursal Maxamed Faarax

https://t.me/MadashaBuugmiir

Cawayska  buugga 57aad waxaa noo ballansan buugga الماجريات تأليف : إبراهيم السكران Soojeedinta : Ustaad C.qani Agaabeey...
06/02/2026

Cawayska buugga 57aad waxaa noo ballansan buugga
الماجريات
تأليف : إبراهيم السكران

Soojeedinta : Ustaad C.qani Agaabeeye

Waa habeen dambe oo Sabti ah iyo Telegram 9:00 PM
https://t.me/MadashaBuugmiir

Habeen dambe oo sabti ah waa kulankii 46-aad ee Cawayska buugga , madasha Buug-miir . Buugga :  Taariikh nololeedkii  13...
04/12/2025

Habeen dambe oo sabti ah waa kulankii 46-aad ee Cawayska buugga , madasha Buug-miir .

Buugga : Taariikh nololeedkii 13-kii wiil oo aas-aasay xisbiga SYL

Qore : Sh Aw jaamac Cumar Ciise ( 1922-2014)

Soojeedinta : Mursal Maxamed Faarax

Habeenka sabtida , 9:00 PM

Telegram
https://t.me/MadashaBuugmiir

Habeen dambe oo sabti ah , 9:30 PM waa cawayskeennii 43-aad . Waxaa inoo ballansan buugga ( Ceebaha Calmaaniyadda ) Qore...
13/11/2025

Habeen dambe oo sabti ah , 9:30 PM waa cawayskeennii 43-aad . Waxaa inoo ballansan buugga ( Ceebaha Calmaaniyadda )
Qore & Soojeeeiye : ustaad Cabdiraxmaan Nagiib

kasoo qaybgal wanaagsan
https://t.me/MadashaBuugmiir

Caawa waa kulankii 40-aadwaxaan ku cawaynaynaa qaybta labaad ee falaanqaynta buugga ( Suugaanta geela)kasoo qayb-gal wac...
23/10/2025

Caawa waa kulankii 40-aad
waxaan ku cawaynaynaa qaybta labaad ee falaanqaynta buugga ( Suugaanta geela)
kasoo qayb-gal wacan.

https://t.me/MadashaBuugmiir

Waa kulankii 38-aad qaybta 1aadWaxaa lagu lafa-gurayaa buugga ( Suugaaanta Geela) Waxaa qoray : Proff Axmed Cali Obokor ...
09/10/2025

Waa kulankii 38-aad qaybta 1aad
Waxaa lagu lafa-gurayaa buugga ( Suugaaanta Geela)
Waxaa qoray : Proff Axmed Cali Obokor ( G: 2015) AUN

Soojeeedinta : Hal-abuur Cabdi salaan Ibraahiim Cabdi

kasoo qayb gal wanaagsan
https://t.me/MadashaBuugmiirato

Salaam asxaabta waa cawayskii 37-aad ee barnaamijka cawayska buugga . Waa inoo caawa iyo buugga ( Jiilka Rajada ) Qore &...
02/10/2025

Salaam asxaabta
waa cawayskii 37-aad ee barnaamijka cawayska buugga .
Waa inoo caawa iyo buugga ( Jiilka Rajada )
Qore & soojeediye : Ustaad Cumar Cabdi-Mahad

https://t.me/MadashaBuugmiir

Caawa Oo ay taariikhdu tahay 11-sep-2025 kuna beegan hijriya Rabi al awal-19-1447. Waxaa madasheena buug-miir ka qabsoom...
11/09/2025

Caawa Oo ay taariikhdu tahay 11-sep-2025 kuna beegan hijriya Rabi al awal-19-1447.

Waxaa madasheena buug-miir ka qabsoomaya kulan muhiim ah oo ah tababar ah U muhiim ah dhalinyarada

Waxaa Kulankaas inoo qabanayo Ustaad *Ciise Ismaaciil Ciise* loona garan ogyahay Macalinka Bulshada.

Kasoo qaybgal wanaagsan.

Salaam Caawa oo jimce ah waa cawayskii 35-aad .waa buugga ( Make your time productive ) by Jake Knapp and John ZeratskyS...
04/09/2025

Salaam

Caawa oo jimce ah waa cawayskii 35-aad .
waa buugga ( Make your time productive ) by Jake Knapp and John Zeratsky

Soojeedinta :Ustaad Cabdikariim Aadan Yuusuf .

waqtiga 4-9-2025 / 09:00 PM

kasoo qayb gal wanaagsan
https://t.me/MadashaBuugmiir

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Buug-Miir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share