Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL

Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL This is the official page, Association of Local Government Authorities of Puntland - ALGAPL

Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL wuxu Eid Al-Adha udirayaa dhamaan umadda Somaaliyeed gaar haan kuwa reer Puntl...
26/05/2026

Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL wuxu Eid Al-Adha udirayaa dhamaan umadda Somaaliyeed gaar haan kuwa reer Puntland. Barwaaqo, Khayr, iyo Caafimaad ku Ciida.

🎊

19/05/2026

Wejiga 2aad ee iftiiminta wadooyinka magaalada. Dawladda Hoose Degmada Waaciye

19/05/2026

Dawladda Hoose Ee Degmada Carmo

19/05/2026

Ka shaqaynta iyo furista wadooyinka Dawladda Hoose ee Degmada Badhan

Sawirka maanta: Quruxda Horumarka iyo Bilicda Magaalada Bosaaso. Dowladda Hoose ee Bosaso
17/05/2026

Sawirka maanta: Quruxda Horumarka iyo Bilicda Magaalada Bosaaso.

Dowladda Hoose ee Bosaso

Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May.
15/05/2026

Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May.

13/05/2026


Garowe: 11 May 2026, Xarunta Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL waxaa soo gaaray wafti ka socday VNG Internationa...
11/05/2026

Garowe: 11 May 2026, Xarunta Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL waxaa soo gaaray wafti ka socday VNG International. Kaddib soo dhoweyn diirran, waxaa la siiyay warbixin kooban oo ku saabsan shaqooyinkii h**e u qabsoomay iyo howlaha hadda socda, kuwaas oo ay ugu muhiimsanaayeen safarkii dhawaan lagu tagay shan degmo oo ka tirsan Puntland iyo natiijooyinkii muhiimka ahaa ee laga soo hooyay.

Sidoo kale, waxaa la wadaagay xog ku saabsan majaladda cusub ee ALGAPL Magazine oo dhowaan soo bixi doonta, taas oo lagu soo bandhigi doono xogaha, horumarrada iyo dadaallada la xiriira dowladaha hoose.

Waftiga VNG International ayaa bogaadiyay dadaalka iyo shaqada wanaagsan ee ay hayaan hawlwadeennada Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL, iyagoo sidoo kale la wadaagay fikrado iyo talooyin muhiim ah oo wax ku biirin kara horumarinta shaqooyinka mustaqbalka.

11/05/2026

Garoowe: 11,May 2026. Agaasimaha Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL Mudane Mohamed Abdi Halwad ayaa xafiiska ALGAPL ku soo dhoweeyay wafti ka socday hay’adda VNG international.

07/05/2026

Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL isagoo ka duulaya mid ka mid ah ujeedooyinkiisa oo ah in uu noqdo goob la isku waydaarsado cilmiga iyo xogta, waxa aad website-keena ka helaysaa xog dhamaystiran oo la xiriirta dawladaha hoose, gaar ahaan barnaamijka JPLG (Joint Programme on Local Governance). Halkaas waxaad ka heli kartaa daraasado, warbixino, siyaasado, qorshayaal, iyo Dukumentiyo kale oo muhiim u ah maamulka iyo horumarinta dawladaha hoose.

📚 Knowledge Hub-ka ALGAPL:
https://algapl.so/knowledge-hub/

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka Dawladaha Hoose ee Puntland-ALGAPL:

Share