21/10/2025
Ururka Puntland Youth Vision OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA AGAASIMIHII HAY’ADDA PDRC , AHUN CALI FAARAX FARMIYEERI.
Garowe: 21 October 2025: Gudoomiyaha Ururka Himiladda Dhalinyarada Puntland, xubnaha fulinta, iyo xubnaha Sare ee Board ka ee ururka ayaa ka tacsiyeeyay geerida Agaasimihii Hay’adda PDRC Allaah ha u naxariistee Cali Faarax Cali (Farmiyeeri) .
Geeridiisa waxaan uga tacsiyeeynayaa guud ahaan ummada Soomaaliyeed, gaar ahaa shacabweynaha Puntland, Hay’adda PDRC, eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday, Marxuumka Allaah ha u danbi dhaafo oo hoygiisa ha kadhigo janatul fardowsa, Aamiin.