Madasha Maandaar

Madasha Maandaar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madasha Maandaar, Community Organization, Garowe.

Madasha Maandaar waa madal cilmiyeed ka shaqaysa horumarinta wacyiga iyo xirfadda dhalinyarada soomaaliyeed, Madashu waxay faafisaa buugaagta, joornaallada cilmiga ah iyo agabka akhris qoraalka,

Habeenka Jimcaha waxaad noogu casumantahay New Rays Garoowe.Dhiganayaasha Wehelkii Naftayda iyo Waayihii Jacaylka iyo Ma...
01/05/2024

Habeenka Jimcaha waxaad noogu casumantahay New Rays Garoowe.
Dhiganayaasha Wehelkii Naftayda iyo Waayihii Jacaylka iyo Maal qabeenkii Miyi.

Madasha Maandaar oo kaashanaysa Jamaacadda Frountier Garoowe ayaa u qabtay qaybo ka mid ah tiradii koobnayd ee ku guulay...
13/02/2024

Madasha Maandaar oo kaashanaysa Jamaacadda Frountier Garoowe ayaa u qabtay qaybo ka mid ah tiradii koobnayd ee ku guulaysatay inay ka faaidastaan Tababarka Fagaare ka hadalka .
mar walba xirfadaha dhisidda shakhsiyadaha waa kuwa aan u taaganahay ka shaqayn toodu.

Gudoomiyaha Madasha Maandaar Abdulljabaar Mohamed Farma  ayaa saaka Booqasho iyo baraarujin ugu tagay qayb ka mid ah Dug...
20/09/2023

Gudoomiyaha Madasha Maandaar Abdulljabaar Mohamed Farma ayaa saaka Booqasho iyo baraarujin ugu tagay qayb ka mid ah Dugsiyada Sare Magaalada Buurtinle.
Waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Maamulada iskuulada kala ah,Burtinle Secondary iyo Mubtada Secondary.
Madashu waxay diyaar u tahay mar walba inay la shaqayso, Ardayda Soomaaliyeed.

16/07/2023

Habeen danbe Garoowe iyo Olol .

15/07/2023

Reer Garoowe waa markeenii ..

Waxaan sanadkii Afraad dagalada whatsppka iyo Talegramka ka wadnaa tala siin iyo jihayn Ardayda puntland iyo kuwa soomaa...
03/06/2023

Waxaan sanadkii Afraad dagalada whatsppka iyo Talegramka ka wadnaa tala siin iyo jihayn Ardayda puntland iyo kuwa soomaaliyeedba .
Mahadsanid ustaad khadar oo qayb ka ah tal siinta Ardayda.

09/10/2022

Madasha Maandaar Waxaa Sharaf wayn u ah ka Qayb galka Bandhigan, adna Qayb nagala noqo.

Eng Salahudin Somali oo ka mid ah Tababarayaasha Madasha Maandaar ayaa soo Gaba gabeeyey Tababar socday Hal bil oo ay So...
29/08/2022

Eng Salahudin Somali oo ka mid ah Tababarayaasha Madasha Maandaar ayaa soo Gaba gabeeyey Tababar socday Hal bil oo ay Soo qaban qaabisay Thub oo lagu baranayey xirfadda muuqaal samaynta .

Waxaan Dhisaynaa Mar walba Garaadka Dhalinta Waa Hadafka Bahda Maandaar.

17/08/2022

Schoolarship 👨‍🏭🎓 Maalinta Talasiinta iyo Jihaynta Ardayda ku biiraya Jamaacadaha.

Madasha Maandaar Fursadan ayey idinku Bishaaraynaysaa Dhamaan Ardayda Sanadkan Jaamacadaha ku biiraya.

Subaxa khamiista | Dabaqa 3aad | Masjidka Al-Huda | Garoowe | Abdulljabaar mohamed farma

Garoowe : Tababar la xiriira Fagaare hadalka oo socday laba isbuuc ayaa Ardaydii ka faaidaystay oo 30Qof ahaa la Gudoons...
07/08/2022

Garoowe : Tababar la xiriira Fagaare hadalka oo socday laba isbuuc ayaa Ardaydii ka faaidaystay oo 30Qof ahaa la Gudoonsiiyey Shahaadooyin.
Kulanka waxaa Qayb ka ahaa Aqoonyahanka Bulshada iyo Marti Sharaf kale

Biri ayaa noo balan ah insha allh
05/08/2022

Biri ayaa noo balan ah insha allh

Address

Garowe
NEWRAYSTWO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Maandaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Madasha Maandaar:

Share