27/08/2025
Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Dacwada Ardayda – Machadka Khadiija
Xalay ayaa si rasmi ah uga qabsoontay Machadka Khadiija doorashadii Guddoomiyaha Guddiga Dacwada Ardayda. Doorashadu waxay ahayd mid qof iyo cod ah, waxaana ku loolamay saddex musharax.
Ugu dambayntii, codbixinta kadib, waxaa ku guuleystay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdirisaaq, oo noqday Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Dacwada Ardayda Machadka Khadiija.
achadka Khadiija.