Autism Somalia Center

Autism Somalia Center Autism Somalia Center offers specialized education, therapy, and support for children with autism and developmental disabilities in Garowe.

We aim to foster inclusion, promote awareness, empower every child, and create a supportive community for growth. The general aim of the organization is to give children and adolescents with mental disabilities the best possible autonomy in their daily social life, and allow them to flourish, including on social and emotional level. WHAT WE DO
Care of children :
The medico-psycho-pedagogical car

e of children with mental disabilities through the creation and management of specialized establishments. Raise awareness about autism :
Advocacy and communication around issues related to mental handicap. Establish a real collaboration between parents and professionals. Training:
Training on autism and autism spectrum disorders: for parents,caregivers and anyone
working with young people.

19/06/2026
๐ŸŽ“18 Juun 2026, lix arday ayaa ka qalin-jebiyey Xarunta Daryeelka Carruurta Baahiyaha Gaarka ah leh ee Autism Somalia Cen...
19/06/2026

๐ŸŽ“18 Juun 2026, lix arday ayaa ka qalin-jebiyey Xarunta Daryeelka Carruurta Baahiyaha Gaarka ah leh ee Autism Somalia Center. Guushan ma aha oo keliya mid waxbarasho, balse waxay ka tarjumaysaa sannado horumar, dadaal, korriin, iyo kobcinta xirfadaha madaxbannaanida. Waxaan ku faanaynaa guulahooda, waxaana rajaynaynaa bulsho soo dhawaysa, aqbasha, isla markaana siisa fursado ay ku muujiyaan kartidooda.

Xarunta Daryeelka caruurta baahiyaha gaar ah leh waxay si sharaf leh idiinku casumaysa inaad nagala soo qaybgashaan xafl...
17/06/2026

Xarunta Daryeelka caruurta baahiyaha gaar ah leh waxay si sharaf leh idiinku casumaysa inaad nagala soo qaybgashaan xafladda qalin-jebinta dufcaddii koowaad ee Autism Center.

Khamiis tan oo 18 bisha ku beegantahay
๐Ÿ•ก 6:30 Fiidnimo
๐Ÿ“ Ardaaga Jaamacadda Frontier

Kaalay oo nala qaybsada farxadda carruurta, guulahooda, iyo horumarkooda. Joogitaankaagu wuxuu dhiirrigelin iyo taageero weyn u noqon doonaa carruurta iyo qoysaskooda.

(Garoowe: 2 April 2026)๐ŸงฉXarunta daryeelka carruurta baahiyaha gaarka ah leh ee Autism Somalia Center ayaa qabatay munaas...
03/04/2026

(Garoowe: 2 April 2026)๐Ÿงฉ
Xarunta daryeelka carruurta baahiyaha gaarka ah leh ee Autism Somalia Center ayaa qabatay munaasabad wacyigelin ah oo lagu xusay Maalinta Wacyigelinta Autism-ka Adduunka. Munaasabadda waxaa ka qayb galay waalidiin iyo xubno ka tirsan bulshada, iyadoo diiradda la saaray kor u qaadista fahamka autism-ka iyo xoojinta taageerada carruurta baahiyaha gaarka ah leh.

(Garowe: April 2, 2026)๐Ÿงฉ
Autism Somalia Center for Children with Special Needs organized an awareness event to mark World Autism Awareness Day. The event brought together parents and community members, focusing on raising awareness about autism and strengthening support for children with special needs.

01/04/2026

Kaso qayb galkaagu wa ino muhiim .

Autism Somalia Center offers specialized education, therapy, and support for children with autism and developmental disabilities in Garowe. We aim to foster inclusion, promote awareness, empower every child, and create a supportive community for growth.

01/04/2026

Munaasabadda Ciidka oo ay xarunta ku wada qaateen caruurta,waalidka iyo Guddiga xarunta.

15/03/2026

ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุฅูู†ู‘ูŽูƒูŽ ุนูŽูููˆู‘ูŒ ุชูุญูุจู‘ู ุงู„ุนูŽูู’ูˆูŽ ููŽุงุนู’ูู ุนูŽู†ู‘ููŠ

Allahoumma Innaka 'Afouwoun Touhiboul 'Afwa Fa'fou 'Anni

O Allah, You are Forgiving, You love forgiveness, so forgive me

Garoowe, 31 January 2026 - Guddiga gaarka ah ee Golaha Baarlamanku Puntland Parliament u xilsaaray qiimaynta iyo soo gud...
31/01/2026

Garoowe, 31 January 2026 - Guddiga gaarka ah ee Golaha Baarlamanku Puntland Parliament u xilsaaray qiimaynta iyo soo gudninta xogta dadka baahiyaha gaarka/ naafanimada leh oo isugu dhafan guddiyada arimaha bulshada, xuquuqul insaanka iyo maaliyadda ayaa booqasho ku yimi Xarunta Daryeelka Carruurta Baahiyaha Gaarka leh iyagoo maamulka xarunta warbixino ka dhegaystay isla markaana indha indheeyey xarunta iyo shaqada ka socota.

13/01/2026





Address

Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 14:00
Tuesday 07:00 - 14:00
Wednesday 07:00 - 14:00
Saturday 07:00 - 14:00
Sunday 07:00 - 14:00

Telephone

+252905052001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Autism Somalia Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Autism Somalia Center:

Shortcuts

Share