25/04/2025
: Maamulka degaanka Farjano iyo Maamulka degmada Xarfo ayaa degaanka farjano oo ay shegeen inuu ka tirsanyahay degmada Xarfo ee gobolka Mudug waxay maanta ku bereen 100 geed oo ay Wasaarada degaanka daaqa iyo isbadalka cimilada Puntlandna soo gaarsiisay degaanka intii laguguda jiray todobaadka Dhiraynta Puntalnd