Samofal-DDD NGO

Directions Website

Samofal-DDD NGO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Samofal-DDD NGO, Non-Governmental Organization (NGO), Garoowe.

Samofal DDD is a non-profit organization empowering Somali youth with tech-driven education, healthcare, future-ready skills, and safe housing to unlock their potential in the modern economy.

Caafimaadka waa waa waxwalba. Waxaan ka caawinaa carruurtu inay helaan daryeel caafimaad iyo nadaafad wanaagsan. Ilmo ca...
15/02/2026

Caafimaadka waa waa waxwalba. Waxaan ka caawinaa carruurtu inay helaan daryeel caafimaad iyo nadaafad wanaagsan. Ilmo caafimaad qaba waa koraya.


Waxaan siinnaa ardayda dhallinyarada Soomaaliyeed agabka iskuulka 🎒 Waxbarashadu waa furaha nolosha dalkeena. Arkidda dh...
01/02/2026

Waxaan siinnaa ardayda dhallinyarada Soomaaliyeed agabka iskuulka 🎒 Waxbarashadu waa furaha nolosha dalkeena. Arkidda dhoolla-caddeyntooda ayaa na dhiirrigelisa.

Comment 📚Hadaad ogtahay in waxbarashadu wax weyn ka badasho nolosheena!



Hadaan nahay bahda Samofal DDD NGO. Himiladeennu waa mid fudud balse awood badan: Himiladeenu waa, in aan u abuurno Waxb...
27/01/2026

Hadaan nahay bahda Samofal DDD NGO. Himiladeennu waa mid fudud balse awood badan: Himiladeenu waa, in aan u abuurno Waxbarasho, Caafimaad, Shaqo, iyo Guryo dhalinyarada Soomaaliyeed. Ilmo kastaa wuxuu xaq u leeyahay timaado wanaagsan. Nagu soo biir oo ka qayb ahow socdaalka dib-u-dhiska nolosha ubadkeena.



Address

Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samofal-DDD NGO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share