Bisha Cas Burtinle

Bisha Cas Burtinle The Somali Red Crescent Society (SRCS) is a non-political, independent humanitarian organization in Somalia and is part of the International Red crescent

Ururka Bisha Cas – Xafiiska Degmada BurtinleUrurka Bisha Cas wuxuu bulshada Reer Burtinle ogaysiinayaa inuu qaadanayo ar...
24/09/2025

Ururka Bisha Cas – Xafiiska Degmada Burtinle

Ururka Bisha Cas wuxuu bulshada Reer Burtinle ogaysiinayaa inuu qaadanayo ardey labarayo Caafimaadka iyo Xirfadaha Farsamada Gacanta.

Qaybta Caafimaadka:

First Aid
Auxiliary Nurse
Nutrition

Qaybta Farsamada Gacanta:

Electricity (Korontada)
Solar Installation (Xirista Solarka)
Mobil Repairing (Hagaajinta Mobilka)
Makeup
Henna (Cilaan saarka)
Tiorlong (Hargaganka)
Farshaxanka Dunka (Crochet)

Waxaa laqaadanayaa ardey kooban isdiiwaangalintuna waxay ka socotaa xafiiska Ururka Bisha Cas oo dhow Hotel Geel-Gaxshee.

Contact:7487713/6136308/6795767

Address

Burtinle, Nugaal
Garoowe

Telephone

+252906956131

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bisha Cas Burtinle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share