Sportiga Degmamada Garbaharrey

Sportiga Degmamada Garbaharrey This is the official page of Garbaharrey Sports

02/03/2022

Official Statement.!
Ku: Amniga Degmada
Ku: Hogaanka Cusub ee Sport-ga
Ku: Agaasimaha Sports ka
Ku: Odayaashi H**e ee Sports ka
Ku: Ururka Dhalinyarada iyo Kan Sports ka

Kadib: Markaan Wadatashi la yeeshay Agaasimaha & Hogaanka Cusub ee sports ka.

Kadib: Markaan Qiimayn iyo Indha indhayn ku sameeyey Sports ka.

Kadib: markii Gudoomiyaha Sports ka uu ku dhaqaaqay Ku takrifal iyo Beegsasho Ciyaartooy.

Kadib: Markuu Gudoomiyaha uu isku dayey in uu Mudo kordhin Sharci Dara ah isticmaalay, Asaga oo Aan wali ka waantoobin.

Waxaan Halkaan kasoo saarayaa Bayaan kaas oo dhaqan Galaysa Caawo Lix saac Habeynimo waxaan Shaqa joojin ku sameeyey Gudoomiyaha Sportska Garbaharrey Mudane. CabdiKaafi Maxamed Cade ilaa Amar Dambe waxaa Hogaan Sport-ga Sii wadi doona Gudoonka cusub iyo Agaasimaha.

Sports Chairman office.
Bashiir Maxamud Adan

Address

Shabeel
Garbahaarrey

Telephone

+252615218874

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sportiga Degmamada Garbaharrey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share