GASDO UNITY

GASDO UNITY kusoo dhowaada page-ka naadiga horumarinta bulshada degmada Galhareeri ee GASDO gacma furan kuso dhowaada dhamaan asxaabteena meelkasta oo ad joogtaanba.

Naadiga Gasdo waa naadi ay ku bahoobeen badankood dhalinyarada & aqoonyahanada ku abtirsada degmada Ggalhareri & iyo tuulooyinka hoos yimaada,kuwaas oo ku sugan dalka gudihiisa iyo dunida dacaladeeda wuxuuna u taaganyahay isku xirkooda iyo wada shaqeyntooda intaba xubnaha naadiga waxay hada ka koobanyihiin dad gaaraya 50 ruux kuwaas oo isugu jira:Culumo,Dhaqaatiir,Injineero,Suxufiyiin
,Maamulayaal

& Macalimiin Iskuulo,Agaasimaayaal,Ganacsato,arday wax ka barata Jaamacadaha dalka ku yaala & dibadiisa kuwaas oo wata darajooyin kala duwan sida:Diploma,Bachelor,iyo weliba Master diyaarna u ah kana go’antahay ka samata bixinta dalkooda hooyo duruufaha adag ee uu ku jiro

Address

[email protected]
Gal Hareeri

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GASDO UNITY posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to GASDO UNITY:

Share