Puntland First

Puntland First x.com/puntlandfirst_

This is Official page of Puntland First - The group's vision is to put Puntlanders first through enlightened economic & social politicies by controlling our own resource, restoring democratic.

28/07/2026

๐˜ผ๐™ข๐™ฃ๐™ž๐™œ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™“๐™–๐™จ๐™ž๐™ก๐™ก๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™ž๐™™๐™–Ciidamada Difaaca: Waxaan aaminsannahay dhisida ciidan difaac adag oo si fiican u tababaran, awoo...
29/04/2026

๐˜ผ๐™ข๐™ฃ๐™ž๐™œ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™“๐™–๐™จ๐™ž๐™ก๐™ก๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™ž๐™™๐™–
Ciidamada Difaaca: Waxaan aaminsannahay dhisida ciidan difaac adag oo si fiican u tababaran, awood u leh difaaca xudduudaha iyo shacabka Puntland, lana dagaallama khataraha gudaha iyo dibadda sida argagixisada, xagjirnimada iyo burcadnimada.

Amniga iyo xasilloonida ayaa ah aasaaska koboca dimoqraadiyada iyo horumar dhaqaale.

Puntland First waxay si diirran u soo dhoweynaysaa Golaha Wasiirrada cusub ee uu magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntla...
31/03/2026

Puntland First waxay si diirran u soo dhoweynaysaa Golaha Wasiirrada cusub ee uu magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu u fududeeyo gudashada masuuliyadda culus ee loo igmaday, kuna asturo caddaalad, hufnaan iyo waxqabad muuqda.

Puntland First waxay mar walba u taagan tahay ilaalinta danaha guud ee Puntland.

PUNTLAND FIRST OO SI ADAG UGA HORYIMID ANSIXINTA DASTUUR AAN LAGU GAARIN HESHIIS QARAN OO LOO DHAN YAHAY.XAFIISKA PUNTLA...
04/03/2026

PUNTLAND FIRST OO SI ADAG UGA HORYIMID ANSIXINTA DASTUUR AAN LAGU GAARIN HESHIIS QARAN OO LOO DHAN YAHAY.

XAFIISKA PUNTLANDFIRST
GAROWE.

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง.Waxaan dhammaan Ummadda Puntland, meel kasta oo ay joogaan. Bisha Soon waa bil ku suntan cibaado, is-j...
17/02/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง.

Waxaan dhammaan Ummadda Puntland, meel kasta oo ay joogaan. Bisha Soon waa bil ku suntan cibaado, is-jaceyl, naxariis, is-cafin, isu-dhimrin, iyo sadaqada.

Waxan boorinaya Fadliga bishan barakeysan awgeed, waxaan dhammaan Ummadda Puntland ugu baaqayaa inay is-caawiyaan, isku dhimriyaan, is-cafiyaan, kuna dadaalaan cibaadada.

โ€Žุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

Golaha Dhexe ee Puntland First (Mudnaanta Dhul-Udug) ayaa u doortay Mudane Mohamed A. Heeryo inuu noqdo Guddoomiyaha Pun...
04/02/2026

Golaha Dhexe ee Puntland First (Mudnaanta Dhul-Udug) ayaa u doortay Mudane Mohamed A. Heeryo inuu noqdo Guddoomiyaha Puntland First.

https://x.com/PuntlandFirst_

Puntland First waa urur sharciyaysan oo la aasaasay sanadkii 2016, kuna shaqeeya horumarinta Puntland, nabadeynta bulsha...
02/02/2026

Puntland First waa urur sharciyaysan oo la aasaasay sanadkii 2016, kuna shaqeeya horumarinta Puntland, nabadeynta bulshada, xoojinta midnimada Soomaaliya, iyo dhiirrigelinta doorka dhallinyarada ee horumarinta mustaqbal waara.

WAR-SAXAAFADEED 01 February 2026.
01/02/2026

WAR-SAXAAFADEED
01 February 2026.

Puntland First waxay u taagan tahay Soomaalinimo iyo midnimo qaran. Soomaaliya waxay u baahan tahay hoggaan masuul ah oo...
30/01/2026

Puntland First waxay u taagan tahay Soomaalinimo iyo midnimo qaran. Soomaaliya waxay u baahan tahay hoggaan masuul ah oo goโ€™aan qaata, halka Puntland ay xaq u leedahay matalaad cadaalad ah. Qof walba wuu hadli karaa, laakiin qaran waxaa badbaadiya kuwa ficilka leh ee masโ€™uuliyadda leh.

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland First posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share