14/08/2024
Team-ka Mudug Joint Awards waxay hambalyada farxada la qaybsanayaan shacabka dowlada Galmudug ee u dabaal dagaaya 18 sano guuradii ka soo wareegatay aasaaska dowlada Galmudug.
Hambalyo mar kale.