HIIL Aid Organization

HIIL Aid Organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HIIL Aid Organization, Community Organization, Gaalkacyo.

HIIL Aid Organization is a youth-founded non-governmental organization (NGO) committed to addressing social and developmental challenges facing vulnerable communities in Somalia.Established in 2018

๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐—๐ž๐ซ๐จ-๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ๐ฅ๐ž๐ฒHambalyo Mar kale Gabdhaha Dufcadda 5aad Machadka Culuumta Caafimaadka ee HIIL Degmada Hero-dhagah...
08/09/2026

๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐—๐ž๐ซ๐จ-๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ๐ฅ๐ž๐ฒ

Hambalyo Mar kale Gabdhaha Dufcadda 5aad Machadka Culuumta Caafimaadka ee HIIL Degmada Hero-dhagahley.

Gabar Waxbaratay Waa Bulsho waxbaratay





____________
Xafiiska Warbaahinta Ururka HIIL

๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐—๐ž๐ซ๐จ-๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ๐ฅ๐ž๐ฒGolaha Fulinta HIIL Aid Organization ayaa Shahaado Sharaf ku abaalmariyay Macalimiinta Iyo Dhaqaat...
05/09/2026

๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐—๐ž๐ซ๐จ-๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ๐ฅ๐ž๐ฒ

Golaha Fulinta HIIL Aid Organization ayaa Shahaado Sharaf ku abaalmariyay Macalimiinta Iyo Dhaqaatiirta ka Howl-gasha HIIL Institute of Health Science D. Hero-dhagahley oo Waqtigood iyo Cilmigooda u huray sidii ay Gabdho Aqoonyahano ah u soo saari lahaayeen.

Mahadsanidiin Dhammaantiiin.

Gabar Waxbaratay Waa Bulsho waxbaratay





____________
Xafiiska Warbaahinta Ururka HIIL

03/09/2026

Highlights: Muuqaal Soo koobaya Munaasabaddii Qalin-jabinta Dufcadda 5aad ee HIIL Institute of Health Science Degmada Hero-dhagahley.

Gabar Waxbaratay Waa Bulsho waxbaratay





____________
Xafiiska Warbaahinta Ururka HIIL

๐†๐š๐ฅ๐ค๐š๐ฒ๐จMadaxda Sare ee HIIL Aid Organization iyo dhalinyaradda Magaaladda  ayaa maanta si diirran ugu soo dhaweyay magaa...
03/09/2026

๐†๐š๐ฅ๐ค๐š๐ฒ๐จ

Madaxda Sare ee HIIL Aid Organization iyo dhalinyaradda Magaaladda ayaa maanta si diirran ugu soo dhaweyay magaalada Gaalkacyo Mudane ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€๐›๐๐ข ๐‡๐จ๐จ๐ฌ๐ก oo ah Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha Sare ee Ururka HIIL.

Mudane Abdullahi Abdi Hoosh waxa uu door muhiim ah ka qaataa horumarinta iyo fulinta howlaha adeg ee HIIL Aid Organization.

Ku soo dhawow mar kale Mudane Abdullahi Galkacyo.


.
____________
Xafiiska Warbaahinta Ururka HIIL

๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐—๐ž๐ซ๐จ-๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ๐ฅ๐ž๐ฒWaxaan aad u faraxsanahay hadaan nahay bahda HIIL Aid Organization  In aan 17 Gabdhood u soo Afjam...
02/09/2026

๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐—๐ž๐ซ๐จ-๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ๐ฅ๐ž๐ฒ

Waxaan aad u faraxsanahay hadaan nahay bahda HIIL Aid Organization In aan 17 Gabdhood u soo Afjameeray Daraasad u socotay Mudo sanad iyo bar oo ka Faaidaystay HIIL Institute of Health Science .

Gabar Waxbaratay Waa Bulsho waxbaratay





____________
Xafiiska Warbaahinta Ururka HIIL

๐‡๐š๐ฆ๐๐ข ๐€๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐€๐ซ๐š๐› ayaa Ardayda Dufcadda 5aad ee Degma Hero-dhagaxley u gashay kaalinta 1aad.Hambalyo ๐‡๐š๐ฆ๐๐ข.๐†๐š๐›๐š๐ซ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐ญ...
02/09/2026

๐‡๐š๐ฆ๐๐ข ๐€๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐€๐ซ๐š๐› ayaa Ardayda Dufcadda 5aad ee Degma Hero-dhagaxley u gashay kaalinta 1aad.

Hambalyo ๐‡๐š๐ฆ๐๐ข.

๐†๐š๐›๐š๐ซ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ญ๐š๐ฒ





____________
Xafiiska Warbaahinta Ururka HIIL

๐€๐ฌ๐ข๐จ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐’๐ข๐š๐ ayaa Ardayda Dufcadda 5aad ee Degma Hero-dhagaxley u gashay kaalinta 3aad.Hambalyo ๐€๐ฌ๐ข๐จ.๐†๐š๐›๐š๐ซ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐ญ๐š...
01/09/2026

๐€๐ฌ๐ข๐จ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐’๐ข๐š๐ ayaa Ardayda Dufcadda 5aad ee Degma Hero-dhagaxley u gashay kaalinta 3aad.

Hambalyo ๐€๐ฌ๐ข๐จ.

๐†๐š๐›๐š๐ซ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ญ๐š๐ฒ





____________
Xafiiska Warbaahinta Ururka HIIL

๐‡๐จ๐๐š๐ง ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐Ÿ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ง๐ž๐ ayaa Ardayda Dufcadda 5aad ee Degma Hero-dhagaxley u gashay kaalinta 2aad.Hambalyo ๐‡๐จ๐๐š๐ง.๐†๐š๐›๐š๐ซ ๐–๐š๐ฑ๐›...
01/09/2026

๐‡๐จ๐๐š๐ง ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐Ÿ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ง๐ž๐ ayaa Ardayda Dufcadda 5aad ee Degma Hero-dhagaxley u gashay kaalinta 2aad.

Hambalyo ๐‡๐จ๐๐š๐ง.

๐†๐š๐›๐š๐ซ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ญ๐š๐ฒ





____________
Xafiiska Warbaahinta Ururka HIIL

๐ˆ๐ช๐ซ๐จ ๐€๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ƒ๐š๐ก๐ข๐ซ ayaa Ardayda Dufcadda 5aad ee Degma Hero-dhagaxley u gashay kaalinta 4aad.Hambalyo ๐ˆ๐ช๐ซ๐จ.๐†๐š๐›๐š๐ซ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐ญ๐š...
01/09/2026

๐ˆ๐ช๐ซ๐จ ๐€๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ƒ๐š๐ก๐ข๐ซ ayaa Ardayda Dufcadda 5aad ee Degma Hero-dhagaxley u gashay kaalinta 4aad.

Hambalyo ๐ˆ๐ช๐ซ๐จ.

๐†๐š๐›๐š๐ซ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ญ๐š๐ฒ





____________
Xafiiska Warbaahinta Ururka HIIL

01/09/2026


Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252612595741

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HIIL Aid Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to HIIL Aid Organization:

Shortcuts

Share