Galmudug Medical Association.

Galmudug Medical Association. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galmudug Medical Association., Non-Governmental Organization (NGO), Gaalkacyo, Gaalkacyo.

๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ถ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐˜๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป: ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐— ๐—ฎ๐—ฝ ๐—ผ๐—ณ ๐—ง๐˜†๐—ฝ๐—ฒ ๐Ÿฎ ๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐˜€๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ayaa ...
09/06/2026

๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ถ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐˜๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป: ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐— ๐—ฎ๐—ฝ ๐—ผ๐—ณ ๐—ง๐˜†๐—ฝ๐—ฒ ๐Ÿฎ ๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐˜€

๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ayaa si wadajir ah u qabtay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saaray ilaalinta caafimaadka ๐ฐ๐š๐๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ž๐ฅ๐ฒ๐š๐ก๐š ee bukaannada qaba ๐’๐จ๐ง๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐๐จ๐จ๐œ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐.

Kulanka waxaa soo jeediyey ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€๐๐š๐ฆ, oo ah khabiir caafimaad ee kutaqusasay cudurada uur kujirta (๐ข๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ฅ ๐ฆ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž) isagoo si qoto dheer uga hadlay hababka casriga ah ee lagu yareeyo khatarta cudurrada wadnaha iyo kelyaha ee la xiriira ๐’๐จ๐ง๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐๐จ๐จ๐œ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐. Ka qaybgalayaashu waxay fursad u heleen inay kororsadaan aqoontooda ku saabsan daryeelka iyo maaraynta bukaannada.

๐†๐š๐›๐š๐ ๐š๐›๐š๐๐ข๐ข, gudomiyaha ururka Dhakhaatiirta Galmudug ๐ƒ๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐ƒ๐ข๐ซ๐ข๐ž iyo Agaasimaha Guud ee ๐‡๐จ๐ซ๐ฌ๐ž๐ž๐ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ, ๐ƒ๐ซ. ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐’๐š๐ฑ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ข, aya uga mahadceliyey ๐๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐ข iyo kaso qeybgalayaasha isla markasna kubogadiyadiyay dadaalkooda ku aaddan horumarinta aqoonta caafimaadka iyo kor u qaadista tayada adeegyada caafimaad ka bulshada.

Hambalyo Hambalyo Xoghaya cusub ee Ururka Dhaqaatirta Galmudug.  Dr. Ali Ahmed Abdi   #
06/06/2026

Hambalyo Hambalyo Xoghaya cusub ee Ururka Dhaqaatirta Galmudug.
Dr. Ali Ahmed Abdi
#

Hambalyo Gudoomiye Ku Xigeenka cusub ee Ururka Dhaqaatirta Galmudug.  Dr.Feysal Abdi Guuled   #
06/06/2026

Hambalyo Gudoomiye Ku Xigeenka cusub ee Ururka Dhaqaatirta Galmudug.
Dr.Feysal Abdi Guuled
#

Hambalyo Hambalyo Gudomiyaha cusub ee Ururka Dhaqaatirta Galmudug.  Dr. Abdimahad Mohamud Dirie     #
06/06/2026

Hambalyo Hambalyo Gudomiyaha cusub ee Ururka Dhaqaatirta Galmudug.
Dr. Abdimahad Mohamud Dirie
#

Goordhow filo shaacinta natiijada Doorashada Ururka Dhaqaatiirta Galmudug   #
06/06/2026

Goordhow filo shaacinta natiijada Doorashada Ururka Dhaqaatiirta Galmudug
#

Gudiga doorashada Ururka Dhaqaatiirta Galmudug waxuu halkaan ku cadeynaa qaabka loocodeynaayo iyo sidey u dhaceyso doora...
26/05/2026

Gudiga doorashada Ururka Dhaqaatiirta Galmudug waxuu halkaan ku cadeynaa qaabka loocodeynaayo iyo sidey u dhaceyso doorasha xubnaha urtartamaaya gudoonka sare ee Ururka Dhaqaatiirta Galmudug

Musharaxiinta Xoghaye ee Ururka Dhaqaatiirta GalmudugDhamaan dhakhaatiirta Galmudug iyo Bulshada waxaan u soo bandhigayn...
18/05/2026

Musharaxiinta Xoghaye ee Ururka Dhaqaatiirta Galmudug
Dhamaan dhakhaatiirta Galmudug iyo Bulshada waxaan u soo bandhigaynaa Musharaxiinta Xoghaye oo kala ah:
1. Dr. Ali Ahmed Abdi
2. Dr. Mahad Ibrahim Farax
3. Dr.Kaahiye Osman Omar
4. Dr. Abdirizak Ahmed Mohamud
Dhamaan xubnahaan ayaa u taagan qabashada xilka Xoghayaha Ururka Dhaqaatiirta Galmudug.

Gudomiyaha Gudiga doorashada Ururka Dhaqaatiirta Galmudug
Dr. Bashiir Ali Ahmed

Musharax Gudoomiye ku xigeenka Ururka Dhaqaatiirta Galmudug.Bulshada iyo dhamaan dhakhaatiirta Galmudug waxaan u soo ban...
17/05/2026

Musharax Gudoomiye ku xigeenka Ururka Dhaqaatiirta Galmudug.

Bulshada iyo dhamaan dhakhaatiirta Galmudug waxaan u soo bandhigaynaa Musharax
Dr. Feysal Cabdi Guleed oo u taagan qabashada xilka Gudoomiye ku xigeenka Ururka Dhaqaatiirta Galmudug.

Gudomiyaha Gudiga doorashada Ururka Dhaqaatiirta Galmudug
Dr. Bashiir Ali Ahmed

Musharax Guddoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta GalmudugBulshada iyo dhamaan dhakhaatiirta Galmudug, waxaan u soo bandhigaynaa...
17/05/2026

Musharax Guddoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta Galmudug
Bulshada iyo dhamaan dhakhaatiirta Galmudug, waxaan u soo bandhigaynaa Murashax Dr.Abdimahad Mohamud Dirie.
oo u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta Galmudug.

Gudomiyaha Gudiga doorashada Ururka Dhaqaatiirta Galmudug
Dr. Bashiir Ali Ahmed

Address

Gaalkacyo
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Medical Association. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share