Ururka Badbaado Deegaan iyo Isbadalka Cimilada Mudug

Ururka Badbaado Deegaan iyo Isbadalka Cimilada Mudug Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Badbaado Deegaan iyo Isbadalka Cimilada Mudug, Environmental conservation organisation, Galmudug, Mudug, Gaalkacyo.

22/02/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم.

Waa muukale ooku saansan bacaadcelintii d.Budbud.

20/02/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم.

Kana waa muuqaalku saabsan dhirtii shalay lagubeeray d.Budbud.Afbarwaaqo, Mudug.

بسم اللله الرحمن الرحيم.Waxaa maantay oo taariiqdu tahay 19/2/2026 labeeray wajigii labaad ee dhirtii bacaad celinta d.B...
19/02/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم.

Waxaa maantay oo taariiqdu tahay 19/2/2026 labeeray wajigii labaad ee dhirtii bacaad celinta d.Budbud.

16/02/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم.

Waxaan shalay oo taariiqdu ahayd 15/2/2026, aanku wareejinay dhalin yarada Bilicwanaag ee d.Budbud.
105 geed oo aan ugu talagalnay wajigii labaad ee bacaad celinta.

15/02/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم.

Waa muuqaal kusaabsan dhirtii aankubeernay iskulka Imaam Alkhasali, Xaar-xaar, Gaalkacyo.

بسم اللله الرحمن الرحيم.Waxaan dhirtii uguhoraysay sanadkaan kubeernay iskulka Imaam,Alkhasali ee d.Xaar-Xaar Gaalkacyo....
15/02/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم.

Waxaan dhirtii uguhoraysay sanadkaan kubeernay iskulka Imaam,Alkhasali ee d.Xaar-Xaar Gaalkacyo.
Waa dhirbeeristii labaad ee aan usamayno,waxaana labeeray taariiqdu markay ahayd 12/2/2026.

بسم اللله الرحمن الرحيم.Maantay waxay Ku aadan tahay maalintii geedihii ugu horeyay aan beernay waxaana kubeernay Dagmad...
02/02/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم.

Maantay waxay Ku aadan tahay maalintii geedihii ugu horeyay aan beernay waxaana kubeernay Dagmada Hobyo oo ah meeshii lagu aas aasay Ururka Badbaado deegaan uu na kashaqo bilaabay 2/2/2020,
Waxaa maalintaas dhirtii ugu horeysay beeray
Xasan Cabdi ( xasan yare) iyo dhalinyaro kale waa nakan geed kamida geedihii ugu horeyay oo markaas labeeray.

بسم اللله الرحمن الرحيم.Warbixintaan waxaan kahelnay d.Qarqoora dhirtii aanku beernay 22/11/2025.Koritaankeedu heerkaan ...
01/02/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم.

Warbixintaan waxaan kahelnay d.Qarqoora dhirtii aanku beernay 22/11/2025.
Koritaankeedu heerkaan ayuu hada marayaa,waanalagasoo shaqeeyey laamihii hoose waa laga jaray waana latoosiyey.

بسم اللله الرحمن الرحيم.Waxaan warbixintaan ka helnay dhirtii aan kubeernay D.Budbud  28/11/2025 .dhirtaas oo loogu tala...
30/01/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم.

Waxaan warbixintaan ka helnay dhirtii aan kubeernay D.Budbud 28/11/2025 .dhirtaas oo loogu talagalay bacaad celinta.
Waxaa siwaxaagsan ugashaqeeyey wax walba oo ay ubaahnayd na uqabtay dhalinyarada reer Budbud ee Bilicwanaag,aadbayna ugu mahadsan yihiin.

بسم اللله الرحمن الرحيم Waxaa noobilowday sanad cusub,shaqo cusub iyo inaan halkii kasii wadno dhirbeeristii,unabeerno d...
11/01/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم

Waxaa noobilowday sanad cusub,shaqo cusub iyo inaan halkii kasii wadno dhirbeeristii,unabeerno dhirta cidwalba oo qaadikarta masuuliyada dhirta kanasoo bixikarta xanaanaynta dhirta iyo wada shaqayn joogta ah.
waayo dhirtu waxay ubaahan tahay waraabin,daawayn haday ubaahato,laamaha hoose oolaga jaro dhirta harsiga loogu talagalay,toosin iwm.

بسم اللله الرحمن الرحيم D.Xingod ayaa kamida meelaha sida wanaagsan uga faaiidaystay dhirbeerista waxaa si dhab ah uga f...
07/01/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم

D.Xingod ayaa kamida meelaha sida wanaagsan uga faaiidaystay dhirbeerista waxaa si dhab ah uga faaiidaystay dadka dan yartaa oo aad arki kartaan siday aqal ugadhigteen dhirtii ugu horeysay waxaa lagubeeray 5/10/2020 waxaa si gaara ubiyey gabdho muxsiniin ah oo kasoo jeeda Xingod.

بسم اللله الرحمن الرحيم D.Galbarwaaqo ayaa kamida meelaha kafaaiidaystay dhirbeerista waxaa dhirtii ugu horaysay lagubee...
02/01/2026

بسم اللله الرحمن الرحيم

D.Galbarwaaqo ayaa kamida meelaha kafaaiidaystay dhirbeerista waxaa dhirtii ugu horaysay lagubeeray 16/2/2021.dhirtaasoo si iskooda ay ubixiyeen gabdho kasoo jeeda Galbarwaaqo anaguna aankaqayb qadanay sidii deegaanka logaarsiinlahaa,loobeeri lahaa iyo kawarqabkeeda,balsi dhirtaas intabadan waxaa lagubeeray xaafadaha,intaa kadibna marar kale ayaan dhirkubeernay,ilaahadana diyaarbaan unahay meelkasta oo aanka helno dad dhirta masuuliyadeeda qaadaya.

Address

Galmudug, Mudug
Gaalkacyo

Telephone

+252613150505

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Badbaado Deegaan iyo Isbadalka Cimilada Mudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka Badbaado Deegaan iyo Isbadalka Cimilada Mudug:

Share