09/03/2026
Hubinta amniga Guud ee xaafada.
Taliyaha Saldhiga siinay Cabdisalaan ahmed Cali, Gudoomiyaha Xaafada israac Qaybo Kamid ah guddiga xaafada ayaa xaafada israac ka bilaabay hubinta iyo sugista amniga maadaama lagu asbucyadii ugu dambeeyey ee bisha Barakaysan iskucodka dadka iyo gaadiidkuna aad u badan yahay.
Muwaadin hadii aad lakulanto amni daro fadlan soowac:
Maamulka Xaafada Israac - Galkacyo - Puntland 904 551 555
Police-ka: 5540000. Ama 4540000
Amnigu waa Hormarkeena