13/06/2026
Xusuus yar oo ka mid ah maalmihii imtixaanka Fasalka 4-aad Dugsiga Sare ee eyl.
Ardaydu waxay soo mareen bilo badan oo dadaal, waxbarasho iyo diyaar-garow ah, ugu dambayna waxay gaareen maalintii ay aqoontooda ku muujinayeen miiska imtixaanka ay ku gelayeen.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda inay helaan natiijooyin wanaagsan oo ka tarjumaya dadaalkii ay muujiyeen.
Alle ha u fududeeyo mustaqbalkooda, hana ku guuleeyo himilooyinkooda waxbarasho.
Guul iyo nasiib wacan dhammaan ardayda.