Erigavo youth Anti-FGM/C Campaign

Erigavo youth Anti-FGM/C Campaign Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Erigavo youth Anti-FGM/C Campaign, Youth Organization, Erigavo.

Waxaa usbuucan ka socday magaalada cerigbo tababaro kala duwan oo ay qabanaysay haayada NAFIS Network .Tababaradaas oo l...
24/11/2022

Waxaa usbuucan ka socday magaalada cerigbo tababaro kala duwan oo ay qabanaysay haayada NAFIS Network .

Tababaradaas oo lasiinayay bulshada qaybaheeda kaladuwan sida cuqaasha,dumarka,dhalinyarada,aqoonyahanada qaybahoodasa kala duwan iyo qaybo kamida shaqalaaha dowlada.

Tababarkan oo looga doodayay tacadiga kala duwan ee aadamaha dhexmara sida gudniinka fircooniga ah, awood shegashada dhanka cadaalada,tacadiga caruurta loogaysto iyo qaybaha kala duwan tacadiga.

Waxaa kale ee nafis lakulantay ururada xaafadaha ka dhisan hogaamadooda kala duwan.

Waxa ay kaloo lakulantay ururka cadaalad uraadinta bulshada oo sadex biloodba mar lala kulmo.

Waxaa iyagana qayb ka ahaaa tababarkan dhalinyarada jaamacadaha ugu horeeyaan dhalinta baratay cilmiga social work.

10/11/2022

Jooji Gudniinka Hablaha

Address

Erigavo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Erigavo youth Anti-FGM/C Campaign posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share