Erigavo Youth Centre

Erigavo Youth Centre The Erigavo Youth Centre is a youth-led dedicated to providing training and capacity-building.

Erigavo Youth Centre is a youth-led dedicated to providing training and capacity-building opportunities for youth in the Erigavo community. It aims to empower young individuals by equipping them with the necessary skills and knowledge to succeed in various aspects of life.

HAPPY NEW YEAR.
01/01/2026

HAPPY NEW YEAR.

Xuska Maalinta Cuntada Adduunka 2025.
16/10/2025

Xuska Maalinta Cuntada Adduunka 2025.

10/10/2025

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka.

©️®️ Khaalid Samaale iyo team Roore.

Xarunta dhalinyaradda ee Erigavo Youth Centre ayaa ka qayb gashay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka.  Wa...
10/10/2025

Xarunta dhalinyaradda ee Erigavo Youth Centre ayaa ka qayb gashay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka.

Waxa xarunta ku meteleyay Osman Ali Hassan oo ah asaasaha iyo agaasimaha guud ee Xarunta.

halku dhiggii sannadkan ee ahaa "
“Helitaanka Adeegyada – Caafimaadka Maanka ee Xaaladaha Gargaarka Bani’aadantinimo/ Musiibooyinka Degdeg ah"

Mawduucani waxa uu xooga saaraya:

• In la hubiyo taageerada caafimaadka maakja iyo midda nafsiyeed ee dadka ay saameeyeen musiibooyinka sida dagaallada, masiibooyinka dabiiciga ah, iyo cudurrada faafa.

• In caafimaadka maskaxda lagu daro qorshayaasha iyo adeegyada gurmadka degdegga ah.
• Qaybta “helitaanka adeegyada” waxay tilmaamaysaa in la yareeyo caqabadaha — sida meelaha fog, dhaqaalaha, bulshada, iyo dhaqanka — si dadka dhibban ay u helaan taageero dhab ah.

• In la aqoonsado in xaaladaha degdegga ahi ay ka sii daraan caafimaadka maanka, isla markaana soo kabashadu aysan ahayn keliya mid jidheed, balse sidoo kale ay tahay mid nafsi iyo bulsho.





.
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka iyo fariin ka timid Xarunta Dhalinayarda ee Ceerigaabo.
08/10/2025

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka iyo fariin ka timid Xarunta Dhalinayarda ee Ceerigaabo.





Xarunta dhalinyaradda ee Erigavo Youth Centre  ayaa ka qayb gashay Shirka Diblomaasiyadda & Hoggaaminta Dhalinyarada Afr...
23/02/2025

Xarunta dhalinyaradda ee Erigavo Youth Centre ayaa ka qayb gashay Shirka Diblomaasiyadda & Hoggaaminta Dhalinyarada Afrika (AYLDC 2025).African Youth Leadership & Diplomatic Conference (AYLDC).

Shirkan wuxuu si gaar ah diiradda u saarayaa:
Hoggaaminta dhalinyarada iyo diblomaasiyadda Africa.

Waxa shirka xarunta ku meteleyay Osman Ali Hassan oo ah asaasaha iyo agaasimaha guud ee Xarunta.

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka awgeed, waxa ay Xarunta Erigavo Youth Centre   ay soo agaasintay madal...
11/10/2024

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka awgeed, waxa ay Xarunta Erigavo Youth Centre ay soo agaasintay madal lagaga hadlayey caqabadaha dhanka shaqada ee soo wajaha shaqaalaha iyada oo laga duulayey halku dhiggii sannadkan ee ahaa "Waxaa la joogaa waqtigii mudnaanta la siin lahaa caafimaadka maskaxda goobta shaqada".

Theme :"It is time to prioritise mental health in the workplace".





Mowduuca Saddexda :Goobeheena shaqo ma yihiin kuwo aan  saameyn ku lahayn Caafimaadka maanka?Cabdishakur cali Darwiish~L...
09/10/2024

Mowduuca Saddexda :Goobeheena shaqo ma yihiin kuwo aan saameyn ku lahayn Caafimaadka maanka?

Cabdishakur cali Darwiish~Lecturer at University and Social Worker.

Theme :"It is time to prioritise mental health in the workplace".

Mowduuca Sannadka "Waxaa la joogaa waqtigii mudnaanta la siin lahaa caafimaadka maskaxda goobta shaqada".





Mowduuca Labaad " Sidee  loo heli karaa Taageero Caafimaadka Maskaxda ee Goobta Shaqada? Dr:Yaasiin Cali Shire.~Senior C...
09/10/2024

Mowduuca Labaad " Sidee loo heli karaa Taageero Caafimaadka Maskaxda ee Goobta Shaqada?

Dr:Yaasiin Cali Shire.~Senior Clinical laboratory scientist & Immunology specialist CEO Aroor Research hub.

Theme :"It is time to prioritise mental health in the workplace".

Mowduuca Sannadka "Waxaa la joogaa waqtigii mudnaanta la siin lahaa caafimaadka maskaxda goobta shaqada".





Mowduuca kowaad " Muhiimadda Xuska Maalinka Caafimadka maanka."Faadumo Siciid Maxamuud ~Lawyer and Medical Professional....
09/10/2024

Mowduuca kowaad " Muhiimadda Xuska Maalinka Caafimadka maanka."
Faadumo Siciid Maxamuud ~Lawyer and Medical Professional.

Theme :"It is time to prioritise mental health in the workplace".

Mowduuca Sannadka "Waxaa la joogaa waqtigii mudnaanta la siin lahaa caafimaadka maskaxda goobta shaqada".





Address

Erigavo
0000

Telephone

+252637997949

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Erigavo Youth Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Erigavo Youth Centre:

Share