Saa’ido Foundation

Saa’ido  Foundation Waxaanu nahay hay'ad Samafal oo aan faa'iido doon ahayn, kana shaqaysa arrimaha bulshada.

Ciid Mubaarak
15/06/2024

Ciid Mubaarak

SAA'IDO FOUNDATION ______________________^^^______________Xafladda Soo Xidhidda Dawradii Tafsiirka. Goobtu waa Telegram-...
25/04/2024

SAA'IDO FOUNDATION
______________________^^^______________
Xafladda Soo Xidhidda Dawradii Tafsiirka.
Goobtu waa Telegram-kan
https://t.me/+iu1LSd3NPHgzNTI0
Goortu waa habeen danbe 8:30 ka, insha allaah.

SAA'IDO FOUNDATIONTARTANKA SUNNADA EE TURAAS. ___________________________Ardaydii Kaalmaha h**e galay ❤
06/04/2024

SAA'IDO FOUNDATION
TARTANKA SUNNADA EE TURAAS.
___________________________
Ardaydii Kaalmaha h**e galay ❤

SAA'IDO FOUNDATIONTARTANKA SUNNADA EE TURAAS. ___________________________Guddiga Sare ee Hay'adda Saa'ido ayaa soo gunaa...
05/04/2024

SAA'IDO FOUNDATION
TARTANKA SUNNADA EE TURAAS.
___________________________

Guddiga Sare ee Hay'adda Saa'ido ayaa soo gunaanaday Tartanka Turaas ee Xifdiga Sunnada Nabiga iyaga oo ku abaal mariyay Ardaydii Kaalmaha h**e ka galay tartanka Abaal marinno isugu jira Tablets iyo Lacago.

Xafladda Abaal marinta Tartamayaasha ayaa waxa kasoo qayb galay, Sh Maxammed Sh Ismaaciil, Badiba Culimada Gobolka, Shirkadda Somtel iyo Isuduwaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Gobolka Sanaag.

SAA'IDO FOUNDATION________________________Waxa Maanta si guul leh kusoo Dhammaaday Tartankii Turaas ee Xifdiga Sunnada N...
04/04/2024

SAA'IDO FOUNDATION
________________________

Waxa Maanta si guul leh kusoo Dhammaaday Tartankii Turaas ee Xifdiga Sunnada Nabiga N.N.K.H, Barri Insha-allaah waxa inoo qabsoomi doona xafladdii abaal marinta ardaydi kaalmaha h**e galay.

Goobtu waa hoolka Andalus
Goortu waa bacdal Casar.

Kasoo Qayb gal wacan.

● SAA'IDO FOUNDATION● UJEEDDO: SHAACINTA WAREEGGA LABAADBismillaahi, ilaahay baa mahad leh guul inoogu soo dhammeeyay wa...
02/04/2024

● SAA'IDO FOUNDATION
● UJEEDDO: SHAACINTA WAREEGGA LABAAD

Bismillaahi, ilaahay baa mahad leh guul inoogu soo dhammeeyay wareeggii koobaad ee tartanka turaas.

■ Wareegga labaad waa Maalinka Khamiista oo ah 25- ramadaan - 1445 H.

Guulaysta.

29/03/2024

TARTANKA TURAAS EE XIFDIGA XADIISKA NABIGA N.N.K.H - SANNADKIISII 3AAD.
___________
WAXAA MAANTA QABSOOMAY WAJIGII SADDEXAAD EE TARTANKA TURAAS KAASOO SANNADLE AH LAGUNA XIFDIYO AXAADIISTA NABIGA N.N.K.H.
TARTANKAN OO AY SI SANNADLE AH U QABATO MU'ASSASADA SAA'IDO FOUNDATION.
🎯 SANAAG - CEERIGAABO.

Address

Erigavo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saa’ido Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Saa’ido Foundation:

Share