Galgaduud teachers organization

Galgaduud teachers organization Fadlan nagu caawi ShARE , LIKE iyo COMMENT . Bayjkan waa bayjkaagi
mahadsani

13/07/2026
30/05/2026

Waxaan leeyahay:
1. Gaandhari faradud iyo lagumasaarin darawal feeysla
2. Jeemis buraala iyo lagumasaarin biijii dheereeya
3. Jilibka rag muta iyo lagumadarin caawiyaal ee
4. Raali ahoow Zuugow rag aan ku aqoon baa ku haligaye.

Waxaan aad ugu faraxsanahay in maanta laheeysto khuburo soobaratay casharo iyo koorsooyin dajinta istraatiijiyadda dagaa...
10/04/2026

Waxaan aad ugu faraxsanahay in maanta laheeysto khuburo soobaratay casharo iyo koorsooyin dajinta istraatiijiyadda dagaal iyo sidookale dhisidda systemyada CXDS
Waxaaba layaabay dalkii soo tababaray maskaxdooda iyo aqoontooda .
SOMALIA waxey heysataa ciidan aan maleeshiyaad ina deeroow garab isii oo ila kici siyaasadeeyda maanta aan aheyn , balse lasoo carbiyay , labaray daljecel, dad jecel .
Waxaa labaray cadawga Dalku inuu yahay Qabyaalda iyo jufo .
Waxaa labar sidii aay ulawareegii lahaayeen xuduudaha dalka iyo kala amar qaadsho kusalaysan qarannimo .
Askari kasta wax kadhexguuxaya maskaxdiisa ( haldowlad , hal ciidan, hal madaxweyne , iyo koontoroolka dalka oo dhan gacanta iyagu ku hayaan

Maalmihii wacnaa wey soosocdaan CXDS awoodiisan iyo qaabdhismeedkiisuna wee siikordheysaa maalibamaalinkadambeeya

Guul guuul guul geeshkeena iyo saraakiisheena fiijiga.

Address

Baarbangeele
Dhuusamarreeb

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galgaduud teachers organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Galgaduud teachers organization:

Shortcuts

Share