09/10/2025
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐0 ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Waxaa lagu wadaa in la qabto Shirweynaha dhidibada u taagidda Midowga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, kaas oo dhici doona 09 October 2025 kana dhici doono magaalada Muqdisho,
Kulankan taariikhiga ah ayaa lagu aas-aasayaa midow rasmi ah oo mideynaya ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed, si ay hal cod mideysan ugu hadlaan, isla markaana u xoojiyaan kaalintooda ku aaddan nabadeynta, horumarka iyo cadaaladda bulshada.
Waxaa lagu casuumay madaxda ururada bulshada rayidka, hayโadaha samafalka iyo hoggaamiyeyaasha bulshada, oo uu ka mid yahay
๐๐๐ก๐๐ข ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐
Madaxa public relations ururka Bulshobile.org
Midowgani wuxuu noqon doonaa madal midaysa ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed, isaga oo horseedaya iskaashi, wada-tashi, iyo horumar waara oo ku dhisan midnimo iyo kalsooni.
: 09 October 2025
: Adan Cade Airport โ Muqdisho, Soomaaliya
: +252619698604
Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed