Horncenter - HC Dialogue

Horncenter - HC Dialogue Horncenter (HC) Dialogue for Peace, Governance, and Development, an independent, not-for-profit Org

Horncenter (HC) Dialogue for Peace, Governance, and Development (The Horncenter), an independent, not-for-profit, and multi-disciplinary Think-Do-Tank organization, is devoted to examining policy issues and challenges that impact institutions and state-building in Somalia and developing policy solutions. The Horncenter Dialogue advances policy debate, builds capacity, engages in media awareness-ra

ising activities, forms networks, and generates ideas on a variety of topics, including governance enhancements, economic and social development, dialogue, peace and research, and community cohesion and integration across communities and regions of Somalia. It is led by a group of experienced practitioners, former diplomats, academicians, and local Somali activists. The Horncenter Dialogue makes a unique contribution to the current policy discussion and political direction in Somalia as an independent, non-partisan organization with roots in Somalia. The Horncenter Dialogue, a think-do tank, aims to positively influence the direction of effective ex*****on and advancement of the politically challenging political process of Somalia through meaningful policy engagement, the contribution of sound program interventions, evidence-based policy options, and the contribution of evidence. A varied group of academics, professionals, and concerned activists from all throughout Somalia formed the Horncenter Dialogue, which was formally introduced in November 2016.

Hay’adda Horncenter Dialogue oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgad...
11/06/2026

Hay’adda Horncenter Dialogue oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka daahfurtay barnaamij ku saabsan Xoojinta Doorka Haweenka ee Hoggaanka Maamulka Deegaanka, iyada oo la adeegsanayo Abaabulka Kheyraadka iyo Hababka Isla Xisaabtanka.

Waxana barnaamijkan ka qeyb galaya 25 haween ah oo ka tirsan golaha deegaanka iyo hooyooyinka nabadda.

Muddada uu socdo barnaamijkan, haweenka waxaa lagu bari doonaa qorsheynta miisaaniyadda, wada-xaajoodka, qorista soo-jeedinta mashaariicda, ururinta iyo abaabulka kheyraadka, iyo ugu dambeyn soo saarista qorshe waxqabad ah.

Maalinta koowaad, ka qeyb-galayaasha waxaa lagu baray nidaamyada maamulka iyo ka qeybgalka haweenka ee siyaasadda.

09/06/2026

Sidee loo hirgelin karaa nidaam doorasho oo xor iyo xalaal ah oo ka dhacda Galmudug?

hay’adda Horn Center Dialogue oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta ...
08/06/2026

hay’adda Horn Center Dialogue oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kusoo gabagabaysay barnaamij ku saabsan xoojinta doorka haweenka ee hoggaanka maamulka deegaanka, iyada oo lagu adeegsanayo abaabulka kheyraadka iyo hababka isla xisaabtanka.

Barnaamijkan oo socday shantii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa haweenka lagu baray qorsheynta miisaaniyadda, wada-xaajoodka, qorista soo-jeedinta mashaariicda, ururinta iyo abaabulka kheyraadka, iyo sidoo kale diyaarinta qorshe hawleed wax ku ool ah oo lagu xoojinayo ka-qaybgalka haweenka ee maamulka deegaanka.

25 haween ah oo ka kala socday golaha deegaanka Gaalkacyo iyo ururrada haweenka nabadda ayaa ka qayb galay, kuwaas oo muujiyey sida ay uga faa’iideen tababarkan. Waxay si gaar ah uga mahadceliyeen Horn Center Dialogue iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Galmudug doorka ay ka qaateen hirgelinta barnaamijkan muhiimka ah ee kor u qaadaya awoodda haweenka iyo ka qaybgalka siyaasadda deegaanka.

08/06/2026
07/06/2026

Ma laga yaabaa doorashooyinka ka dhacaya dowlad-goboleedyada ee ay waddo dowladdu in ay abuuraan xasillooni-darro?

Hay’adda Horncenter Dialogue oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay ...
06/06/2026

Hay’adda Horncenter Dialogue oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka waday barnaamij ku saabsan Xoojinta Doorka Haweenka ee Hoggaanka Maamulka Deegaanka, iyada oo la adeegsanayo Abaabulka Kheyraadka iyo Hababka Isla Xisaabtanka.

Waxaana barnaamijkan ka qeyb galaya 25 haween ah oo ka tirsan golaha deegaanka iyo hooyooyinka nabadda. Inta uu socdo barnaamijkan, haweenka waxaa lagu bari doonaa qorsheynta miisaaniyadda, wada-xaajoodka, qorista soo-jeedinta mashaariicda, ururinta iyo abaabulka kheyraadka, iyo ugu dambeyn soo saarista qorshe waxqabad ah.

Maalinta labaad, ka qeyb-galayaasha waxaa lagu baray qorsheynta miisaaniyadda iyo xirfadaha wada-xaajoodka, si loo xoojiyo awooddooda hoggaamineed iyo ka qeybgalka go'aan qaadashada.

Maalinta saddexaad, ka qeyb-galayaasha waxaa lagu baray qorista soo-jeedinta mashaariicda iyo ururinta iyo abaabulka kheyraadka, si ay u yeeshaan awood ay ku diyaariyaan mashaariic waxtar u leh bulshada una helaan taageerada lagama maarmaanka ah.

06/06/2026

"Doorashada qof iyo codka ah iyo middii h**e ee xulashada, tee u fiican dadka Soomaaliyeed?"

05/06/2026

Dumarku door noocee ah ayay ku leeyihiin ka qaybgalka siyaasadda iyo doorashooyinka dalka?

Hay’adda Horncenter Dialogue oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobo...
03/06/2026

Hay’adda Horncenter Dialogue oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka daahfurtay barnaamij ku saabsan Xoojinta Doorka Haweenka ee Hoggaanka Maamulka Deegaanka, iyada oo la adeegsanayo Abaabulka Kheyraadka iyo Hababka Isla Xisaabtanka.

Waxana barnaamijkan ka qeyb galaya 25 haween ah oo ka tirsan golaha deegaanka iyo hooyooyinka nabadda. Muddada uu socdo barnaamijkan, haweenka waxaa lagu bari doonaa qorsheynta miisaaniyadda, wada-xaajoodka, qorista soo-jeedinta mashaariicda, ururinta iyo abaabulka kheyraadka, iyo ugu dambeyn soo saarista qorshe waxqabad ah.

Maalinta koowaad, ka qeyb-galayaasha waxaa lagu baray nidaamyada maamulka iyo ka qeybgalka haweenka ee siyaasadda.

03/06/2026

Ma laga yaabaa in doorashada Galmudug ka dhacda ay ka xumaato tii ka dhacday Koonfur Galbeed?

Address

Xaafadda Dayax
Dhuusamarreeb

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:30
Tuesday 08:00 - 16:30
Wednesday 08:00 - 16:30
Thursday 08:00 - 16:30
Friday 08:00 - 16:30
Saturday 08:00 - 16:30
Sunday 08:00 - 16:30

Telephone

+252614664446

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horncenter - HC Dialogue posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Horncenter - HC Dialogue:

Share