KIRO KAABE

KIRO KAABE fadlan Nagala soo xiriir numberka boggan ku xusan.

waxaan ka shaqeynaa kireynta guriyaha kala duwan ee ku yaala Deegaanada Galmudug, hadii aad tahay guri kiro ah qof u baahan ama kireeye doonaya in gurigiisa loo suuq geeyo.

Filo kiro ah Waxaa laguu hayaa Filo kakooban 4 qol iyo fadhi oo kutaal dayax aaga Fayo-care hospital
20/02/2026

Filo kiro ah
Waxaa laguu hayaa Filo kakooban 4 qol iyo fadhi oo kutaal dayax aaga Fayo-care hospital

2 qol oo master room ah oo kala gaar gaar ah dayax dhusamareb
06/02/2026

2 qol oo master room ah oo kala gaar gaar ah dayax dhusamareb

Kiro:Meharad ganacsi oo laamiga kutaal fiyaalaha magaalada ayaa diyaara
16/01/2026

Kiro:Meharad ganacsi oo laamiga kutaal fiyaalaha magaalada ayaa diyaara

16/01/2026

Kiro: waxaan haynaa 2 oo isku go,an iyo 3 qol oo isku go,an x dayax dhusamareb agagaarka laamiga

16/12/2025

Engineer Anas oo howl maalmeedkiisii shaqo kujira
Hadii galmudug aad guri kadhisanayso engineer ku wuxuu kuuqabanayaa Naqshadii, qaymeyntii iyo dhimihii guriga intaba

09/12/2025

Kiro:
1 Qol vip ah dayax
2 qol vip ah horsed
3 qol vip ah daya

02/12/2025

Kiro: Filo kakooban 5 qol oo vip ah xaafada Horseed
Laamiga area

05/10/2025

Qol VIP ah Suuqa aaga Suuqa Dhusamareb ayaa diyaar ah

03/10/2025

4 qol mid master yahay horseed laamiga diyaar ah

03/10/2025

Qol masterom ah agagaarka laamiga dhanka horseed ayaa
diyaar ah

Kiro: Filo kakooban 4 qol iyo Fadhi ayaa diyaar ah Hodan dhusamareb Dhabarka dambe ee midnimo
24/09/2025

Kiro: Filo kakooban 4 qol iyo Fadhi ayaa diyaar ah
Hodan dhusamareb
Dhabarka dambe ee midnimo

Address

Dhuusamarreeb

Telephone

+252613033223

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KIRO KAABE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to KIRO KAABE:

Share