Galmudug Awards

Galmudug Awards Galmudug Awards waa madal u taaggan dhiirrigelinta bulshada Galmudug

01/05/2026
Dal-xoreeye Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxa...
19/04/2025

Dal-xoreeye Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ma ahan hoggaamiye kaniyad jabaya ama ka laabta go’aankiisa. Wuxuu qaatay masuuliyad weyn oo taariikhi ah — in uu dalka ka xoreeyo gumeysiga khawaarijita. Guuldarrooyinka waa bilowga guul Soomaaliyeed. Khawaarijita waa laga sifeyn doonaa , dalkuna wuxuu u gudbi doonaa nabad, xasillooni, iyo horumar.guuldara kasta guul ayaa ka Dambeyday khawaarijita cagaha kuwasaqda badan
Maalmaha soocoda jabweyn ayaa ku dhicidoono :

Galmudug Awards waxa ay shaqsigii ugu saameynta badnaa Galmudug u aqoonsatay madaxweynaha dowladda Galmudug Axmed Cabdi ...
21/12/2023

Galmudug Awards waxa ay shaqsigii ugu saameynta badnaa Galmudug u aqoonsatay madaxweynaha dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye "Qoorqoor".


Galmudug Awards waxa ay Hal-doorkii dhaliinyarada ugu wanaagsanaa u aqoonsatay Shariif Shaaciye.
21/12/2023

Galmudug Awards waxa ay Hal-doorkii dhaliinyarada ugu wanaagsanaa u aqoonsatay Shariif Shaaciye.


Galmudug Awards waxa ay Senator-kii ugu shaqada badnaa Senator-da laga soo doorto Galmudug u aqoonsatay Senator Siciid S...
21/12/2023

Galmudug Awards waxa ay Senator-kii ugu shaqada badnaa Senator-da laga soo doorto Galmudug u aqoonsatay Senator Siciid Siyaad Shirwac.


Galmudug Awards waxa ay xildhibaankii ugu shaqada badnaa xildhibaannada laga soo doorto Galmudug u aqoonsatay Xil. Maxam...
21/12/2023

Galmudug Awards waxa ay xildhibaankii ugu shaqada badnaa xildhibaannada laga soo doorto Galmudug u aqoonsatay Xil. Maxamed Abuukar Cali "Jacfar".


Galmudug Awards waxa ay xildhibaankii ugu shaqada badnaa Golaha Baarlamaanka Galmudug u aqoonsatay Xil. Xasan Xirsi Xaas...
21/12/2023

Galmudug Awards waxa ay xildhibaankii ugu shaqada badnaa Golaha Baarlamaanka Galmudug u aqoonsatay Xil. Xasan Xirsi Xaashi "Afyare".


Galmudug Awards waxa ay wasiirkii ugu shaqada badnaa Golaha Wasiirrada Galmudug u aqoonsatay Wasiir Maxamed Xaashi Dhoor...
21/12/2023

Galmudug Awards waxa ay wasiirkii ugu shaqada badnaa Golaha Wasiirrada Galmudug u aqoonsatay Wasiir Maxamed Xaashi Dhoorre oo ah wasiirka waxbarashada Galmudug.


Galmudug Awards waxa ay hal-abuurihii ugu wanaagsanaa u aqoonsatay Abwaan Cali Axmed Xasan "Cali Shan iyo Toban, ka dib ...
21/12/2023

Galmudug Awards waxa ay hal-abuurihii ugu wanaagsanaa u aqoonsatay Abwaan Cali Axmed Xasan "Cali Shan iyo Toban, ka dib markii uu helay codadkii ugu badnaa ee cod-bixiyeyaasha.


Galmudug Awards waxa ay shirkaddii isgaarsiin ee ugu adeegga wanaagsaneyd u aqoonsatay Hormuud Telecom, ka dib markii ay...
21/12/2023

Galmudug Awards waxa ay shirkaddii isgaarsiin ee ugu adeegga wanaagsaneyd u aqoonsatay Hormuud Telecom, ka dib markii ay heshay codadkii ugu badnaa ee cod-bixiyeyaash.


Galmudug Awards waxa ay Bank-gii ugu adeegga wanaagsanaa deegaannada Galmudug u aqoonsatay Dahabshiil, ka dib markii uu ...
21/12/2023

Galmudug Awards waxa ay Bank-gii ugu adeegga wanaagsanaa deegaannada Galmudug u aqoonsatay Dahabshiil, ka dib markii uu helay codadkii ugu badnaa ee cod-bixiyeyaasha.


Address

Galmudug State
Dhuusamarreeb

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Awards posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Galmudug Awards:

Share