Hage Research And Development Center-HRDC

Hage Research And Development Center-HRDC Xarunta-Cilmi-baarista Iyo Horumarinta ee Hage.

12/03/2026

Sibbaaye Waqooyi Bari Somalia waxa biyo dhaan gaarsiyey Wasiirka Amniga WB Somalia Abdirisaaq Farah Warsame.

Saaka Iyo Degmada Buraan shaqa kasocota.
04/12/2025

Saaka Iyo Degmada Buraan shaqa kasocota.

10/11/2025

Degmada dhahar waxa Maanta laga bilaabay ololaha wadooyin furista waxa iskaashaday Maamulka Degmada Iyo Guddiyadda xaafadaha ololahan wadooyin Furista ayaa Muhiim u ah bilicda Gudaha Magaalada Iyo Isusocodka Wadooyinka.

Xaruntu waxay ku boorinaysaa bulshadda Iyo maamulka Inay xoojiyaan shaqaddan oo kale madaaba ay muhiim u tahay Bulshada Iyo Magaalada

Xingalool: dhalinyaradda Degmada qaar kamida ayaa biyeynaya dhirta.
25/08/2025

Xingalool: dhalinyaradda Degmada qaar kamida ayaa biyeynaya dhirta.

23/08/2025

Xildhibaan Madaale Siciid Farah

23/08/2025

Qaar kamida Dhalinyaradda Degmada Xingalool ayaa bilaabay ololaha biyeynta Dhiraynta Magaalada.

17/08/2025

Xildhibaan Madaale Siciid Farah Iyo Mohamed mohamoud Ducaale oo kamida noqday Baarlamaanka Dawlada Waqooyi Bari somaliya.

Hambalyo labadan Xildhibaan oo kasoo dhex-muuqday liiska Barlamaanka Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari Somalia Xildhibaan M...
17/08/2025

Hambalyo labadan Xildhibaan oo kasoo dhex-muuqday liiska Barlamaanka Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari Somalia Xildhibaan Madaale Siciid Farah Iyo Xildhibaan Mohamad Mohamoud Ducaale

Laascanood : Guddiga Khilafaadka Iyo Ansixinta Waxa Documentiyadii ku Wareejiyey Madaale Siciid Farah  Iyo Boqore Mohamo...
08/08/2025

Laascanood : Guddiga Khilafaadka Iyo Ansixinta Waxa Documentiyadii ku Wareejiyey Madaale Siciid Farah Iyo Boqore Mohamoud Ducaale

07/08/2025

Qaar kamida Wax-qabad-yadii Arimaha Bulshada ee isxilqaanka ahaa ee uu qabtey Madaale Siciid Farah oo ahaa samafale Bulsho isagoo aan dhaqaale Iyo Tageero kale midna ka helin cidkale

Madaale waa shaqsiga keliya ee Degmada Iyo Degaanka wax-tarkiisu ka dhexmuuqday waana dhaxal Uga tegay bulshadiisa Horumaradda lagaaray, Madaale ayaa ku Biiray hadda Barlamanka Waqooyi Bari Somaliya isagoo 8 Sano ee u danbeeyey ku shaqeenayey Arimo isxilqaan ah oo Volunteer ah.

07/08/2025

Laascanood: waxa kulan yeeshay Xildhibaanadda qaar kamidda kasoo Maamulka waqooyi Bari kasoo baxay oo ku matala Gobolka sanaah gaar ahaan Degmadda Xingalool kulankan ayaa diiradda lagu saaray Wadajirka Bulshada Iyo Wadashaqaynta Guurtidda Iyo Dhalinyaradda ayaa soodhaweeyey labada Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ducaalle(Wayrax) Iyo Madaale Siciid Farah sidoo kale xildhibaanadda ayaa Bogaadiyey Guurtidda Iyo Dhalinyaradda.

06/08/2025

Address

Damo

Telephone

+252907677764

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hage Research And Development Center-HRDC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hage Research And Development Center-HRDC:

Share