KDN KDN is a Nonprofit
Organization that aims to improve the livelihoods
of people in Ceelafweyn

21/08/2026

Reer Nuux Iyo Budhyar yay idin layn k*k. Bohol 35 sano imaan qabeen Maanta oo Madaxtooyada Somaliland ku jiran ha ka yaabin Waqooyi Bari iyo waxas.

21/08/2026
20/08/2026

Madaxweyne Cirro: Somaliland waxay doonaysaa in ay gacan ka geysato sugidda amniga Badda Cas.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay kaalin ka qaadato sugidda amniga iyo bedqabka marin-biyoodka istiraatiijiga ah ee Badda Cas, xilli weerarrada Xuutiyiintu ay saameeyeen isu-socodka maraakiibta ganacsiga.

Madaxweyne Cirro oo u warramay The Economist ayaa sheegay in Somaliland ay quwadaha caalamka u soo bandhigi karto fursad ay saldhigyo militari kaga samaystaan xeebteeda, gaar ahaan Berbera, si looga qayb qaato sugidda amniga gobolka.

Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale sheegay in Somaliland ay doonayso inay dekedda Berbera ka dhigto marin muhiim u ah ganacsiga Geeska Afrika, gaar ahaan Itoobiya, isla markaana ay rajaynayso in iskaashiga dhinacyada amniga iyo ganacsigu uu xoojiyo dedaalka Somaliland ugu jirto aqoonsi caalami ah.

Madaxweyne Cirro waxa kale oo uu sheegay in Somaliland ay filayso in dal kale ama dalal kale ay aqoonsadaan ka hor dhammaadka sannadkan, isaga oo muujiyey rejada laga qabo in Maraykanku mustaqbalka aqoonsado Somaliland.

Warbixinta The Economist waxa ay tilmaamaysaa in qorshahan uu Somaliland gelin karo loollan istiraatiiji ah oo ka socda Badda Cas, isla markaana uu keeni karo fursado amni.

20/08/2026

Lkn xariirow ya Taariikh been ah lagu hoos galin. Midhisho waxay Ahayd Meeshi ugu horaysay la duqeeyo Geeska Afrika, Taleex mar dambe Ahayd.
Heesahan dhaantada ahna lagama yaqaan deegaanka heestii Midhisho ee Fanaan BK
cisticmal. Midhisho deegaan ahaan waxa
Iska leh Reer Xamuud (Cabdalle Iyo Cabdi
xamuud) waxa so raca dhawr qoys Gahayle
Ah oo beero ku leh.

Siida la qoray sanadkii 1850 (176 sano ka hor). Isaaq reerka  kaliya ee Suldaan ama iis mamuul laha wuxu aha Beesha  Gar...
20/08/2026

Siida la qoray sanadkii 1850 (176 sano ka hor). Isaaq
reerka kaliya ee Suldaan ama iis mamuul laha wuxu
aha Beesha Garxajis. Oo ay uu taliyan Suldaan Farah
Guleed (Cidagale) iyo Suldaan Diriiye Sugule (Habar
Yoonis). Siida lagu xusay buuga Reeraha kale Isaaq
gar ahaan siida Habar Jeclo wax suldaan ah ama
iis mamuul ma lahayn. Qoloda Habar Awal ayaga
laguma xusin buuga, inkasto taariikhda nin la dihi
jiray Garaad Boon qarnigi 19aad ba ugu horeeyay
Suldaan.

Xigasho: ๐“๐ก๐ž ๐“๐ซ๐š๐ง๐ฌ๐š๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐๐จ๐ฆ๐›๐š๐ฒ ๐†๐ž๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ๐š๐ฅ
๐’๐จ๐œ๐ข๐ž๐ญ๐ฒ 1850

Somaliland history.

Wa Dawladii Somalia sanadkii 1967 oo ayado 7 sano jirta dhexdhaxadinaysa  nin ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐‚๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ซ, ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐๐š๐ซ๐ค๐š๐ (Sacad  Yoonis) o...
20/08/2026

Wa Dawladii Somalia sanadkii 1967 oo ayado 7 sano jirta
dhexdhaxadinaysa nin ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐‚๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ซ, ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐๐š๐ซ๐ค๐š๐
(Sacad Yoonis) oo dhawacay nin Biciide ah (Ahmed
Farah).Maxkamada waxa ku kala metelayay dhinacyada
๐‚๐š๐š๐ช๐ข๐ฅ ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐ฑ๐š๐ฌ๐š๐ง oo aha Caaqil Axmed Cabdi
xasan cali Jiis ee dhawr sano ka hor dhintay abihis,
dhanka kale waxa metelayay ๐…๐š๐ก๐ข๐ฒ๐ž ๐Œ๐ข๐ซ๐ซ๐ž.

xigasho: ๐€๐ง๐ง๐ฎ๐š๐ฅ ๐’๐ฎ๐ซ๐ฏ๐ž๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š๐ง ๐‹๐š๐ฐ ๐‚๐›: ๐•๐จ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐ž ๐Ž๐ง๐ž :
1967

Address

Ceel Afweyn
Ceel Afweyn

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KDN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share