17/02/2026
πβ¨ Hambalyo ku aaddan bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan β¨π
Maamulka iyo dhammaan bahda Hibo Women Development Center waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan ardaydeena qaaliga ah, waalidiinta sharafta leh, iyo guud ahaan macallimiinta iyo shaqaalaha xarunta, munaasabadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxaan Alle ka baryeynaa in uu nooga yeelo bishan mid khayr, barako iyo naxariis leh, naguna gaarsiiyo caafimaad, farxad iyo guul. Sidoo kale waxaan u rajaynaynaa ardaydeena horumar iyo guul joogto ah waxbarashadooda.
Ramadaan Kariim, sanad walba kheyr iyo nabad ku gaara
HIBO Hiilka Gabdhaha
Maka mid tahay Hablaha hibo ka aflaxay oo bishan karin taya leh kuraaxeesan doono??
Gabar xirfadleh waa guri farxad leh