19/03/2026
Ciid mubaarak
Dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed Waxaan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda ciidul fidriga.
Waxaan idiin rajaynaynaa farxad,Barwaaqo iyo nabad galyo
Allah Swt hanaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd een soo gudanay
عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال