Midnimo Youth Organization

Midnimo Youth Organization URURKA DHALLINYARADA MIDNIMO EE DEGMADA BALLICAD

رمضان مبارك
17/02/2026

رمضان مبارك

26/09/2025

G. Ururka dhalinyarada Midnimo Youth Organization Ee D. Balicad Abdikani Abdallah Salah Fariintiisa ku aadan Bulsha waynta ku dhaqan D. Balicad

Jimce 19 / 09 / 2025 Ururka Midnimo Youth Organization  ayaa saaka olole nadaafadeed ka sameeyay daafaha magaalada Balli...
19/09/2025

Jimce 19 / 09 / 2025

Ururka Midnimo Youth Organization ayaa saaka olole nadaafadeed ka sameeyay daafaha magaalada Ballicad kaas oo looga gol leeyahay nadiifinta biyo mareenada iyo goobaha qashinka lagu celiyay .

Ololahan oo ururku uu daafaha magaalada ka sameeyo xilliyada roobka la sugayo si looga hortago qashinka bannaanka u baxaya ee ay biyuhu qaadaan.

Ururku waxa uu si todobaadle ah u fuliyaa olole nadaafadeed oo magaalada gudaheeda laga qabto.

Ballanteennu waa shaqo💪💪💪

14/09/2025

Ganacsade: Maxamed Jamac saleeban iyo fariintisi ku aadanayd olalaha nadaafada deeganka e isbuucalaha ah

11/09/2025

like comments Yusuf Sahardid Tv Ga Darwiish Bidhaan Media

Khamiis 11/09/2025   BALLICADOlolaha nadaafadda Deg Ballicad iyo ururka   .Ballanteenu waa shaqo 🤝🤝🤝
11/09/2025

Khamiis 11/09/2025 BALLICAD

Ololaha nadaafadda Deg Ballicad iyo ururka .

Ballanteenu waa shaqo 🤝🤝🤝

04/09/2025



19/06/2025
MIDNIMO YOUTH ORGANIZATIONUrurka dhallinyarada Midnimo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 10-June -2025 waxa uu doortay gud...
10/06/2025

MIDNIMO YOUTH ORGANIZATION

Ururka dhallinyarada Midnimo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 10-June -2025 waxa uu doortay guddoonkii 8-aad ee ururka Midnimo.

Abdikani Abdallah Salah ayaa ku guulaystay gudoomiyaha ururka halka Sahra Hassan ay ku guulaysatay gudoomiye ku xigeenka ururka Midnimo.

Hambalyo hambalyo hambalyo

 Musharixiinta u tartamaya Guddoonka ururka dhallinyarada   ee Deg.Ballicad.Dhammaantiinba guul baanu idiin rajaynanaa.
09/06/2025



Musharixiinta u tartamaya Guddoonka ururka dhallinyarada ee Deg.Ballicad.

Dhammaantiinba guul baanu idiin rajaynanaa.

10-JUNE-2025DOORASHADA GUDDOONKA 8-AAD EE URURKA DHALLINYARADA MIDNIMO.✍️WADAJIR IYO WAX WADA QABSI BAA INOO BALLANA ✍️
07/06/2025

10-JUNE-2025

DOORASHADA GUDDOONKA 8-AAD EE URURKA DHALLINYARADA MIDNIMO.✍️

WADAJIR IYO WAX WADA QABSI BAA INOO BALLANA ✍️

12 - Jan - 2012
10/01/2025

12 - Jan - 2012

Address

Balli Ad
Buuhoodle

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo Youth Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Midnimo Youth Organization:

Share