Salama Orphan Center

Salama Orphan Center Orphan Center in Buuhoodle, Somalia established in 2012. The center is the educational hub for over 400 registered orphans.

Center Office Phone & Money Transfer Account: +252634989409

Director: Abdirahman Saleeban Mohamud Awmusse
Phone: +252634490003 Xarunta agoomaha ee Salaama ayaa ah xarun ku taala magaalada Buuhoodle ee gobolka 'cayn. Xarunta ayaa hoy waxbarasho uu ah in ka badan 240 arday agoon. Xarunta ayaa waxaa la dhagax dhigay 2014, waxbarashaduna waxaa si rasmi ah looga bilaabmay 2016.

15/03/2026

Warbixin: Barnaamijka Ciidsi Agoon Ciidul Fitr 2026

15/03/2026

بارك الله فيكم

13/03/2026

Xarunta Agoomaha ee Buuhoodle - Salama Orphan Center iyo Ramadan kale waxay waxay idin so bandhigaysaa fursad qaali ah oo Muslimiinta Muxsiniinta ay kaga qayb qaadan karaan barnaamjkii CIIDSII AGOON.

Sanduuqa Xarunta Agoomaha Buuhoodle
Ku dir: Taaj, BananaPay, Paysii ama xawalada aad doontid
+25263 4989409

Maamulka iyo macalimiinta Xarunta agoomaha buuhoodle ee salaama waxay tacsi u direysaa ehelka iyo qaraabada iyo ardaydii...
15/04/2025

Maamulka iyo macalimiinta Xarunta agoomaha buuhoodle ee salaama waxay tacsi u direysaa ehelka iyo qaraabada iyo ardaydii ay asxaabta ahaayeen
Geerida kadiska ah ee ku timid maxamed cawil axmed oo ka mid ayaa ardaydii dugsiga H/dhexe kusoo qaatay si gaar ah
Hooyo xaliimo maxamed biixi oo runtii uu kaligii ku ahaa alle ha u naxariisto maxamed badel khayr qabana ha inaga siiyo aamiin
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

16/03/2025

Wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare wey ku mahadsantahay adeega ay bulshada u hayso
Wasiir c/xakiin iyo isuduwaha gobolka cay shaqo weyn baad qabateene barakooba

05/03/2025

Ciidsii agoon oo hel janno idanka alle aan u tar tano khayrka inshaa alaah

04/01/2025

Waxaa maanta imtixaankii teramku u bilowday ardayda xarunta agoomaha buuhoodle ee salaama guul baan u rajeynayaa

01/12/2024
23/10/2024

Xarunta agoomaha Buuhoodle ee salaama waxay ugu baaqaysaa in la kafaalo qaado 400 oo agoon ah waxbarashadooda, halkii arday ah waa $15 kaliya.

Ku sadaqayso agoon oo u sadaqee naftaada waalidkaaga iyo caruurtaada in ilaahay balaayada kaga xijaabo, waxaa ku diri kartaa lacagta lanbarkan hoose:

Telesom- (0634989409)

Address

Buuhoodle

Telephone

+252634490003

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salama Orphan Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Salama Orphan Center:

Share