مؤسسة الهداية للدعوة والتنمية فى بوهودلى.

  • Home
  • Somalia
  • Buuhoodle
  • مؤسسة الهداية للدعوة والتنمية فى بوهودلى.

مؤسسة الهداية للدعوة والتنمية فى بوهودلى. هذه الصفحة هي الصفحة الرسمية لمؤسسة الهداية للدعوة والتنمية فى إقليم عين - بوهودلى-

22/10/2025

𝗠𝗨𝗫𝗔𝗔𝗗𝗔𝗥𝗢 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕:"DHIBAATOOYINKA MUKHAADARAADKA."||𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗢𝗺𝗮𝗿 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻||√.

21/10/2025

𝗠𝘂𝘅𝗮𝗮𝗱𝗮𝗿𝗼"Wanaaga ay leedahay in ay umadu isku xidhnaato &Dhibaatada ay leedahay in ay umadu kala tagto|| 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐒𝐮𝐥𝐚𝐲𝐦𝐚𝐧||.

21/10/2025

𝗠𝘂𝘅𝗮𝗮𝗱𝗮𝗿𝗼 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯"Dhibaatada ay leedahay Tahriibtu" ||𝐃𝐫 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐉𝐚𝐦𝐚 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥||.

21/10/2025

Xurmada Dhiiga Muslimka Ah |𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗬𝘂𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗛𝗮𝘆𝗯𝗲|

𝗡𝗔𝗗𝗪𝗢 𝗖𝗜𝗟𝗠𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗 .₩₩₩=======₩₩₩Mu'assasada 𝐀𝐥-𝐇𝐢𝐝𝐚𝐚𝐲𝐝𝐚  Xafiiskeeda 𝐁𝐮𝐮𝐡𝐨𝐨𝐝𝐥𝐞 waxay ugu bushaarayneysaa dadweynaha ku dha...
14/10/2025

𝗡𝗔𝗗𝗪𝗢 𝗖𝗜𝗟𝗠𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗 .
₩₩₩=======₩₩₩

Mu'assasada 𝐀𝐥-𝐇𝐢𝐝𝐚𝐚𝐲𝐝𝐚 Xafiiskeeda 𝐁𝐮𝐮𝐡𝐨𝐨𝐝𝐥𝐞 waxay ugu bushaarayneysaa dadweynaha ku dhaqan Gobolka Cayn gaar ahaan Magaalada 𝐁𝐮𝐮𝐡𝐨𝐨𝐝𝐥𝐞, in la bilaabayo Nadwo Cilmiyeed ku saabsan.
"𝐇𝐚𝐠𝐚𝐚𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚"
‏قال الله سبحانه وتعالى :
"إِنَّ اللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّىٰ يُغَيِّرُوا مَابِأَنفُسِهِمْ"
Sidaas darteed waxaa lagu wargalinayaa bulshada reer Buuhoodle in ay ka faaidaystaan Nadwo Cilmiyeedkan socon doona Mudada kooban.

Goobtu waa: 𝐌𝐚𝐚𝐬𝐣𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐢𝐜𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐬𝐚𝐚𝐣𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐚𝐱𝐮-𝐝𝐢𝐢𝐧.

Maalmaha: 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚 & *khamiista* 𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐄𝐞𝐛𝐞, 𝐣𝐚𝐥𝐰𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐤𝐚 𝐞𝐞𝐠 𝐰𝐢𝐱𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐚𝐡.

Culimada jeedin doonta Nadwada.

1-Sheikh axmed sh cumar
2-Sheikh Yuusuf Haybe.
3-Dr Axmed Jaamac Ismaaciil.
4-Sheikh daahir khaliif
5-Sheikh axmed maxamed suleban

𝐅𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡.Qofkii Su'aalo Qaba ama raba in uu waydiiyo Culimada waxaa jirta waqti gaar ah oo Su'aalaha loo asteeyey sidaas darteed Page-ka Qaybta noogu reeb su'aasha aad qabto ama fariin ahaan noogu soo dir.

𝐓𝐞𝐥𝐥:063-4495734/063-4335364

𝐒𝐀𝐖𝐈𝐑𝐎:Xaflad loo sameeyay arday dhamaysay Kitaabka Quraanka Kariim ah ahna dufcadii Kowaad ee 𝗠𝗮𝗱𝗮𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗹-𝗔𝗳𝗹𝗮𝘅 Ee Mag...
17/08/2025

𝐒𝐀𝐖𝐈𝐑𝐎:Xaflad loo sameeyay arday dhamaysay Kitaabka Quraanka Kariim ah ahna dufcadii Kowaad ee 𝗠𝗮𝗱𝗮𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗹-𝗔𝗳𝗹𝗮𝘅 Ee Magalada 𝗔𝗔𝗡-𝗚𝗔𝗟𝗢.

𝗫𝗔𝗙𝗟𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗫𝗜𝗗𝗛𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔:Xaflada Xidhitaanka dawradii ta'siil kalkeedii koowaad ee ay soo diyaarisay 𝗠𝘂`𝗮𝘀𝗮𝘀𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗹-𝗛𝗶𝗱𝗮𝘆𝗮 𝗟𝗮...
07/08/2025

𝗫𝗔𝗙𝗟𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗫𝗜𝗗𝗛𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔:
Xaflada Xidhitaanka dawradii ta'siil kalkeedii koowaad ee ay soo diyaarisay 𝗠𝘂`𝗮𝘀𝗮𝘀𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗹-𝗛𝗶𝗱𝗮𝘆𝗮 𝗟𝗮𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗕𝘂𝘂𝗵𝗼𝗼𝗱𝗹𝗲.

𝗔𝗟𝗟𝗔𝗔 𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗 𝗟𝗘𝗛.

𝗜𝗠𝗧𝗜𝗫𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗗𝗔𝗪𝗥𝗔𝗗𝗔:waxaa galabta soo dhamaatay dowradii kasocotay masjidka salaaxudiin buuhoodle waxaana imtixaanka u fa...
06/08/2025

𝗜𝗠𝗧𝗜𝗫𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗗𝗔𝗪𝗥𝗔𝗗𝗔:waxaa galabta soo dhamaatay dowradii kasocotay masjidka salaaxudiin buuhoodle waxaana imtixaanka u fadhiistay arday tiradoodu gaadhayso 150.

𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗟𝗲𝗵

05/08/2025
𝗦𝗔𝗪𝗜𝗥𝗢:𝗞𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗗𝗼𝗼𝗱-𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴 𝗛𝗼𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗘𝗔𝗨 𝗟𝗮𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗕𝘂𝘂𝗵𝗼𝗼𝗱𝗹𝗲.
04/08/2025

𝗦𝗔𝗪𝗜𝗥𝗢:𝗞𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗗𝗼𝗼𝗱-𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴 𝗛𝗼𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗘𝗔𝗨 𝗟𝗮𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗕𝘂𝘂𝗵𝗼𝗼𝗱𝗹𝗲.

𝗗𝗢𝗢𝗗-𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗚
04/08/2025

𝗗𝗢𝗢𝗗-𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗚

Address

Buuhoodle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مؤسسة الهداية للدعوة والتنمية فى بوهودلى. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share