Burao Youth Centre

Burao Youth Centre We also organize awareness campaigns, debates, and discussions. Burao Youth Centre

Who are we? Facebook: https://www.facebook.com/BurcoYC?mibextid=ZbWKwL

2.

BYC is a non-profit platform that aims to promote, inspire and empower the youth of Somaliland by providing academic programs, featuring, experienced speakers in their respective fields. Burao Youth Centre is a non-profit platform that aims to promote, inspire and empower the youth of Somaliland by providing academic programs, featuring, experienced speakers in their respective fields. Our Vision:


The vision of Burao Youth Centre is to create a better society by empowering young people. We believe that promoting, inspiring, and empowering youth is crucial to fulfilling our mission of strengthening youth, as we recognize that they are the hope of our future. Our Mission:
Our mission is to promote live programs, awareness campaigns, debates, and discussions that effectively engage youth in their development across Somaliland



1. Twitter: https://twitter.com/BurcoYC?t=i8pCBI3rYl2gb6Zzz1qI1A&s=09

3. YouTube:
https://youtube.com/?si=HW9xwKpUcOJSMqbl

“Sawirro: Tababarkii Data Collection oo si guul leh noogu soo geba-gaboobay, Ilaahay mahaddii, kana mid ahaa iskaashi dh...
20/04/2026

“Sawirro: Tababarkii Data Collection oo si guul leh noogu soo geba-gaboobay, Ilaahay mahaddii, kana mid ahaa iskaashi dhex maray Alpha University iyo Burao Youth Centre si ay bulshada horumarkeeda uga wada shaqeyan .”

Xarunta Dhallinyarada ee Burao Youth Centre ayaa soo agaasintay tababar ku saabsan Data Collection, iyada oo kaashanaysa...
17/04/2026

Xarunta Dhallinyarada ee Burao Youth Centre ayaa soo agaasintay tababar ku saabsan Data Collection, iyada oo kaashanaysa Alpha University Burco.

Tababarkan ayaa si gaar ah loogu talagalay ururada, si loo xoojiyo aqoontooda iyo xirfadooda ku saabsan ururinta xogta (Data Collection).

Course Title: Data Collection
Start Date: 16 April 2026
End Date: 17 April 2026
Time: 4:00 PM – 6:00 PM
Duration: 2 Days
Lecturer: Abdifatah Bashir
Certificate: Alpha University
Location: Dhamac Hub (Dabaqa labaad ee Sagal Jet)

Tababarkan oo aanu kaga qayb-galnay magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay ururro ka kala socday gobollada dalk...
14/04/2026

Tababarkan oo aanu kaga qayb-galnay magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay ururro ka kala socday gobollada dalka.anogo ku matalay Burao Youth Centre (BYC). Tababarkan o ciwankisu aha Youth hub management trainig waxa isla kaashaday hay’adaha ActionAid iyo SOYDAVO.

Waxa diiradda lagu saaray is-weydaarsiga aqoonta iyo khibradaha, iyo sidoo kale sidii dhalinyaradu u heli lahaayeen dariiqooyin ay kaga gudbaan caqabadaha bulsho ee hortaagan.

Tababarka waxa lagu qabtay Dhoola Yare Hotel ee Hargeysa, taariikhdu
13 April.

31/03/2026

Dhalinyaradda iyo xasuusinta geeridda || Sheekh Yuusuf Cabdi Cawad

Kulankan oo ahaa kulan duco ah oo loogu ducaynayey marxuum Axmed Mursal Iidle (Alle ha u naxariistee), waxa ka soo qayb ...
29/03/2026

Kulankan oo ahaa kulan duco ah oo loogu ducaynayey marxuum Axmed Mursal Iidle (Alle ha u naxariistee), waxa ka soo qayb galay maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda Gollis University oo uu ka tirsanaa marxuumku, Dugsiga Farsamada Gacanta ee Burco, bahda arrimaha bulshada, iyo sidoo kale dhammaan bahda Burao Youth Centre oo uu marxuumku ka mid ahaa.

Waxaan Alle uga baryaynaa in uu ducada naga aqbalo, marxuumkana u naxariisto, kana waraabiyo Jannatul Firdowsa.

Kulanka ducada marxuum Axmed Mursal Iidle waxaa si wadajir ah uga soo qayb geli doona dhammaan bulshada gobolka Togdheer...
26/03/2026

Kulanka ducada marxuum Axmed Mursal Iidle waxaa si wadajir ah uga soo qayb geli doona dhammaan bulshada gobolka Togdheer, gaar ahaan bahda waxbarashada sida Jaamacadda Golis, Machadka Farsamada Gacanta ee Burco, iyo dhammaan adeegayaasha arrimaha bulshada ee Burco.

Waxaan ku boorinaynaa cid kasta oo awood u leh inay ka soo qaybgasho kulankan ducada ah, si loo muujiyo wadajir, tacsiyad, iyo taageero loo fidinayo qoyskii iyo eheladii uu ka baxay marxuumku.

Geeri naxdin leh ayaa ku timid walaalkeen axmed mursal iidle . Bahda Burao Youth Centre waxay tacsi tiiraanyo leh u dira...
23/03/2026

Geeri naxdin leh ayaa ku timid walaalkeen axmed mursal iidle . Bahda Burao Youth Centre waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii, iyo dhammaan eheladii uu ka baxay.

Marxuumku waxa uu ka mid ahaa xubnaha firfircoon ee Burao Youth Centre, kana mid aha xubnihii lagu maamusay shaqo wanaaga Sandii 2025, taas oo muujinaysa dadaalkiisii iyo akhlaaqdiisii wanaagsanaa.

Alle ha u naxariisto, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo. Samir iyo iimaan haka siiyo qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxay.

“إنا لله وإنا إليه راجعون 😭

Waxa ay maamulka iyo halwadeennada Xarunta Dhallinyarada ee Burao u dirayaan hambalyo munaasibadda Ciidal Fidrida awgeed...
19/03/2026

Waxa ay maamulka iyo halwadeennada Xarunta Dhallinyarada ee Burao u dirayaan hambalyo munaasibadda Ciidal Fidrida awgeed, dhammaan ummadda Islaamka gaar ahaan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan dhallinyarada magaalada Burco. Ilaahay Ciidanteeda ha innagu gaadhsiiyo caafimaad, hana inagu abaaliyo wanaagyadeennii bisha barakaysnayd ee Ramadaan.

Ramadaan Mubaarik dhammaan bah-weynta ku xiran Burao Youth Centre.Sanadkan waxaan dib u dhignay afur-wadareedkii sanadla...
11/03/2026

Ramadaan Mubaarik dhammaan bah-weynta ku xiran Burao Youth Centre.
Sanadkan waxaan dib u dhignay afur-wadareedkii sanadlaha ahaa ee aan qaban jirnay, annaga oo la dareen ah bulshada ay saameeyeen abaaraha iyo duruufaha jira awgood .

Coming soon kalkii labaad iyo Burao Youth Centre 💛
25/02/2026

Coming soon kalkii labaad iyo Burao Youth Centre 💛

Bahda iyo BYC waxa ay hanbalyo u dirayaan hoggaamiye Cabdiraxmaan Caarif oo ku guulaystay Best Social Activist Burao, 20...
16/02/2026

Bahda iyo BYC waxa ay hanbalyo u dirayaan hoggaamiye Cabdiraxmaan Caarif oo ku guulaystay Best Social Activist Burao, 2025. Hanbalyo, hanbalyo.

Address

Near Ileys Enterprise
Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burao Youth Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Burao Youth Centre:

Share