Akaadamiyadda Maan-Maal

Akaadamiyadda Maan-Maal Akaadamiyada horumarinta bulshada ee Maan-Maal

Tababar heerkiisu sarreeyo oo ay soo agaasintay SOYDAVO   iyo ActionAid  ayaa ka qabsoomay magaalada Hargaysa, tababarka...
14/04/2026

Tababar heerkiisu sarreeyo oo ay soo agaasintay SOYDAVO iyo ActionAid ayaa ka qabsoomay magaalada Hargaysa, tababarkan wax ka qaybgalay gudoomiyaha akaadamiyadda Maan-maal Cabdilaahi Maxamad Cismaan iyo ku-Xigeenka akaadamiyadda Salma Isxaaq Xuseen.

Tababarkan oo ahaa mid aqoon is weydaarsi ah ayaa waxa kasoo qaybgalay qaar ka mida xarumaha arrimaha bulshada ee gobollada Togdheer, Sanaag iyo Maroodi-jeex.

Halkaas oo ay Salma Isxaaq Xuseen kusoo bandhigay kaalainta ay Maan-maal ugu jirto magaalada Burco.

Alla mahad leh

Admin

عيد مبارك. وكل عام وانتم بخير
19/03/2026

عيد مبارك. وكل عام وانتم بخير

14/03/2026

Alle mahadii shalay oo ahayd Jimcihii u dambeeyey bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxa kulan afuro ah isugu yimi xubnaha Akaadamiyadda Maan-maal intii ku sugnayd magaalada Burco.

Fagaaraha Musharraxa Burco   p1
07/03/2026

Fagaaraha Musharraxa Burco p1

Fagaaraha Musharraxa iyo Dadweynaha Burco Caawa ayuu inooga dhici doonaa xarunta Akaadamiyadda Maan-maal.
06/03/2026

Fagaaraha Musharraxa iyo Dadweynaha Burco Caawa ayuu inooga dhici doonaa xarunta Akaadamiyadda Maan-maal.

Waxa aan idiinku tahniyadaynayaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.Ramadaan Kariim
17/02/2026

Waxa aan idiinku tahniyadaynayaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Ramadaan Kariim

Fur Linkigan hoos yaalla 👇 si aad u daawato, hana ilaawin subscribe
09/02/2026

Fur Linkigan hoos yaalla 👇 si aad u daawato, hana ilaawin subscribe

Dood cilmiyeed ku Saabsan " Tacaddiyada & Dayaca Carruurta Soomaalidu la kulmaan iyo Cawaaqib Xumadooda" ayaa ka qabsoon...
07/02/2026

Dood cilmiyeed ku Saabsan " Tacaddiyada & Dayaca Carruurta Soomaalidu la kulmaan iyo Cawaaqib Xumadooda" ayaa ka qabsoonta Akaadamiyadda Maan-maal
Part 1

Akaadamiyadda Maan-Maal waxay idiin soo bandhigaysaa dood aqooneed muhiim ah oo ku saabsan:🧠 “Tacaddiyada iyo Dayaca ay ...
03/02/2026

Akaadamiyadda Maan-Maal waxay idiin soo bandhigaysaa dood aqooneed muhiim ah oo ku saabsan:
🧠 “Tacaddiyada iyo Dayaca ay Carruurta Soomaaliyeed la Kulmaan iyo Cawaaqibkooda”
🎤 Waxaa soo jeedinaya khubaro aqoon iyo waayo-aragnimo dheer u leh arrimaha bulshada, gaar ahaan ilaalinta iyo daryeelka carruurta.
📅 Goorta: 6–2–2026
🕖 Amminta: Habeenka Sabtida soo galaysa
📍 Goobta: Maan-Maal Hall
👥 Waxaa si gaar ah loogu martiqaaday:
Ardayda jaamacadaha
Social Workers
Macallimiin & cilmi-baarayaal
Qof kasta oo daneeya xuquuqda carruurta
👉 Ka qaybgalkaagu waa masuuliyad bulsho.

Waxa annu u hambayeynaynaa Maamulaha Cusub ee dugsiga  WAQAL SCHOOLS BURCO, Xudeyfi Jamaal Maxamed Hambalyo walaal alle ...
31/01/2026

Waxa annu u hambayeynaynaa Maamulaha Cusub ee dugsiga WAQAL SCHOOLS BURCO, Xudeyfi Jamaal Maxamed Hambalyo walaal alle ha kuu fududeeyo masuuliyaddaa, hana kugu asturo. Xudeyfi waa nin dhalinyaro ah oo aad u dedaal badan oo karti iyo hab-dhaqan wanaagsan Alle ku mannaystay.
Hambalyo

Afartii bilood ee la soo dhaafay, waxa aannu xoogga saarayney sidii aannu usoo gudbin lahayn barnaamijyo hayo ahaan aad ...
31/01/2026

Afartii bilood ee la soo dhaafay, waxa aannu xoogga saarayney sidii aannu usoo gudbin lahayn barnaamijyo hayo ahaan aad u sarreeya, kuwani waa xubnihii soo agaasimaayey isla markaana qaybta ugu badan ka qaatay kuwaas oo mutaystay in ay noqdaan Xubnihii ugu shaqada badnaa, ugu dedaalka badnaa mudadaa. Waana mishiinka AKMM ay ku shaqayso annaga oo u mahadnaqayna xubnaha idilkood waxa aannu sigaarana ugu mahadnaqaynaa labadii xubnoo ee ugu shaqada badnaa Jamaal Maxamed iyo Maxamuud Xasan. Waannu idinku ognahay kartida iyo awoodda halkaa ka sii wada Mahadsanidiin.

Miisaanka Dawlada hoose ee Burco Sawirro
30/01/2026

Miisaanka Dawlada hoose ee Burco
Sawirro

Address

Burco
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akaadamiyadda Maan-Maal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Akaadamiyadda Maan-Maal:

Share