Degmada Kall-barre

Degmada Kall-barre degmada kall-barre waxay 50km dhanka waqooyi kaga begantay gobolka togdheer

20/03/2026

khudbadii maamulka degmada kalbarre

20/03/2026
20/03/2026

๐ŸŒ™โœจุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุนุชู‚ุงุฆู‡ ู…ู† ุงู„ู†ุงุฑุŒ ูˆุฃุนุงุฏ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ูˆุนู„ูŠูƒู… ุงู„ุนูŠุฏ ุจุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ูŠู…ู† ูˆุงู„ุจุฑูƒุงุช.

โ€œCiid Mubaarak ๐ŸŒ™โœจIlaahay ha inaga  aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inaga dhigo kuwii farxad, caafimaad iyo barwaaqo ...
19/03/2026

โ€œCiid Mubaarak ๐ŸŒ™โœจ
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inaga dhigo kuwii farxad, caafimaad iyo barwaaqo ku ciida. Aniga iyo qoyskayguba waxaan idiin rajaynaynaa ciid wanaagsan oo nabad iyo barwaaqo leh. ๐Ÿคฒ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุนุชู‚ุงุฆู‡ ู…ู† ุงู„ู†ุงุฑุŒ ูˆุฃุนุงุฏ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ูˆุนู„ูŠูƒู… ุงู„ุนูŠุฏ ุจุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ูŠู…ู† ูˆุงู„ุจุฑูƒุงุช.
Ciid wanaagsan dhammaan!โ€

17/03/2026
15/03/2026

โ€Ž .Degmada kalbarre -Gobolka togdheer
โ€Ž------------ -------------
โ€ŽDegmada kalbarre waxay 50 km jihada waqooyi kaga beganta gobolka togdheer .
โ€Žwaa degmada labaad ee ugu dhaw gobolka togdheer masaafo ahaan
โ€Žwaxay ka koobantahay degaan balaadhan oo buuroolay iyo oogo isugu jira,cimilo ahaan waxay isku dhawyihiin cimilada Degmada Sheekh.
โ€Žwaxat leeday khayraad dabiciya iyo goobo dalxiis oo aad ubadan sida ;-
โ€Ž1.Buuro kala duduwan
โ€Ž2.Durduro iyo goobo biyo dhacyo leh
โ€Ž3.Goobo asaaro qadiimiya leh

waanu soo dhawaynaynaa dhamaan dalxiisayasha somalilaand iyo aduun waynahaba

02/03/2026

Dayactirka iyo Biyo galinta Degmada kalbare

ุงู„ู„ู‡ู… ุจู„ุบู†ุง ุฑู…ุถุงู† ูˆุฃุนู†ุง ููŠู‡ ุนู„ู‰ ุงู„ุตูŠุงู… ูˆุงู„ู‚ูŠุงู…ุŒ ูˆุงุฌุนู„ ู„ู†ุง ููŠู‡ ู†ุตูŠุจู‹ุง ู…ู† ุฑุญู…ุชูƒ ูˆู…ุบูุฑุชูƒ ูˆุนุชู‚ูƒ ู…ู† ุงู„ู†ุงุฑ
17/02/2026

ุงู„ู„ู‡ู… ุจู„ุบู†ุง ุฑู…ุถุงู† ูˆุฃุนู†ุง ููŠู‡ ุนู„ู‰ ุงู„ุตูŠุงู… ูˆุงู„ู‚ูŠุงู…ุŒ ูˆุงุฌุนู„ ู„ู†ุง ููŠู‡ ู†ุตูŠุจู‹ุง ู…ู† ุฑุญู…ุชูƒ ูˆู…ุบูุฑุชูƒ ูˆุนุชู‚ูƒ ู…ู† ุงู„ู†ุงุฑ

Address

Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Degmada Kall-barre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Degmada Kall-barre:

Share