SRCS Somaliland Burao Branch F/aid and pre hospital activities

  • Home
  • Somalia
  • Burco
  • SRCS Somaliland Burao Branch F/aid and pre hospital activities

SRCS Somaliland  Burao Branch F/aid and pre hospital  activities Page kan waxaad kala socon kartaa wXqabadka ururka bisha cas gaar ahaan gargaarka deg dega ah (Fir

13 June - 2026,  20 ka mid ah  mutadawiciinta fir-frcoon ee laanta Burco ayaa ka qaybgalay tababar hordhac ah (Volunteer...
15/06/2026

13 June - 2026, 20 ka mid ah mutadawiciinta fir-frcoon ee laanta Burco ayaa ka qaybgalay tababar hordhac ah (Volunteer Orientation) oo ku saabsanaa Taariikhda iyo aas aaskii dhaqdhaqaaqa Bilaha iyo Laanqayraha
Cas, Intii uu socday tababarku, waxay mutadawaciintaas ku barteen taariikhda, aasaaska, iyo mabaadi'da asaasiga ah ee dhaqdhaqaaqa bilaha iyo laanqayraha cas. Tababarkan ba aahaa mid kor loogu qaadaayey aqoontooda iyo fahankooda ku saabsana bilaha iyo laanqayraha cas.
Kusoo biir oo kamid noqo mutdawiciinta ururka Bisha cas

10/06/2026

Ogeysiis
Waxaa xarunta bisha cas ee Burco ka socda galaasyo lagu baranaayo tababarka argaarka degdega (first aid training.
Baro gargaarka degdega ah si aad u badbaadiso naftaada, ehelkaaga iyo asxaabtaada.
Kusoo biir oo ka midnoqo mutadawiciinta ururka bisha cas
Linkigan soo raac si aad isku diiwaangeliso

https://chat.whatsapp.com/Et9rdBogw0S6xgEPONPQ7I

09/06/2026
OgeysiisWaxaa xarunta bisha cas ee Burco ka socda galaasyo lagu baranaayo tababarka argaarka degdega (first aid training...

07/06/2026

عيد مبارك، كل عام وأنتم بخيرCiid mubarak dhamaantiin allah ciidan ciideeda bash bash iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyoHab...
27/05/2026

عيد مبارك، كل عام وأنتم بخير
Ciid mubarak dhamaantiin allah ciidan ciideeda bash bash iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo

Haberi- heshey community first aid training (CFAT )
Baro gargaarka degdega ah si aad u badbaadiso naftaada , ehelkaaga iyo asxaabtaada.

Address

Sha, Abka
Burco
SO

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252659335967

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SRCS Somaliland Burao Branch F/aid and pre hospital activities posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to SRCS Somaliland Burao Branch F/aid and pre hospital activities:

Share