08/03/2025
Ustaad Khaalid Hogad, oo Xanuusanaya, kuna jira dhakhtar, waddanka Turkiga ku yaalla, aynu u wada ducayno dhamaanteen, in Alle shaafiyo .
اللهم رب الناس، أذهب البأس، واشفِ أنت الشافي، لا شفاء إلا شفاؤك، شفاءً لا يغادر سقمًا.