28/01/2026
Waxaan si rasmi ah ugu faraxsanahay inaan ku wargelinno dhammaan macaamiisheena iyo bulshada reer Burco in QARANTECH DEVELOPERS COMPANY ay xarun cusub ka furtay Magaalada Burco.
📍 Xaruntan cusub waxay bixisaa:
💻 Software Development
🌐 Web Development
📱 Mobile App Development
🛠 IT Consulting & System Solutions
Ujeedkeennu waa inaan bulshada u keeno xalal tiknoolajiyadeed oo casri ah, tayo sare leh, kuna dhisan kalsooni.
📞 Nala soo xiriir:
+252 63 4785136
+252 63 9412323
👉 Ku soo dhawoow QARANTECH DEVELOPERS – Halka Fikraddaadu Noqoto Xal Teknoolajiyeed 🚀