Salaama Academy

Salaama Academy أكادمية سلام للعلوم والتطوير
House of knowledge & development.

𝗛𝗢𝗥𝗨𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗜𝗦𝗧𝗜𝗥𝗔𝗔𝗧𝗜𝗝𝗜𝗬𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗 𝗘𝗘 𝗦𝗛𝗔𝗞𝗛𝗦𝗜 𝗔𝗛𝗔𝗔𝗡𝗘𝗘𝗗.Goobta:  Google Meet. Taarikhda: 17/5/2024.Habeen dambe.Saacadda:8:25 ...
16/05/2024

𝗛𝗢𝗥𝗨𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗜𝗦𝗧𝗜𝗥𝗔𝗔𝗧𝗜𝗝𝗜𝗬𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗 𝗘𝗘 𝗦𝗛𝗔𝗞𝗛𝗦𝗜 𝗔𝗛𝗔𝗔𝗡𝗘𝗘𝗗.

Goobta: Google Meet.
Taarikhda: 17/5/2024.
Habeen dambe.
Saacadda:8:25

𝗟𝗶𝗻𝗸-𝗴𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗮𝗰 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 𝗴𝘂𝗿𝘂𝘂𝗯𝗸𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿𝘁𝗶𝗱.
https://chat.whatsapp.com/Cc487IPG1OyI38p11fqXlB

𝗟𝗨𝗨𝗤𝗔𝗗𝗔 𝗘𝗻𝗴𝗹𝗶𝘀𝗵-𝘁𝗮 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲𝗞𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗺𝘂𝗱𝗱𝗼 6-𝗯𝗶𝗹𝗼𝗼𝗱 𝗮𝗵𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮;1-Aas'aaska Luuqada iyo Erayo badan.2-Xirfadd𝗮 Akhr...
13/05/2024

𝗟𝗨𝗨𝗤𝗔𝗗𝗔 𝗘𝗻𝗴𝗹𝗶𝘀𝗵-𝘁𝗮 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲
𝗞𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗺𝘂𝗱𝗱𝗼 6-𝗯𝗶𝗹𝗼𝗼𝗱 𝗮𝗵

𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮;
1-Aas'aaska Luuqada iyo Erayo badan.
2-Xirfadd𝗮 Akhriska iyo Qoraalka English.
3-Ku hadalka .
4.Fahamka Luuqada iyo dhagaysigeeda.

𝗠𝘂𝗱𝗮𝗱𝘂;waa 6-bilood.
𝗛𝗮𝗯𝗸𝗮;waa Online
𝗖𝗶𝗱𝗱𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮;wa𝘅a dhigaya 2-macalin oo muddo 10-sanno ah dhigayay ilaa heer jamacadeedna ah.Luuqada English-tana Advanced-ku ah.
𝗚𝗼𝗼𝗿𝘁𝗮;Wakhtigu adiga ayuu kugu xidhan yahay.
𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮;Waxaa lagugu diraya Telgaram iyo Whatsapp.
𝗟𝗮𝗰𝗮𝗴𝘁𝗮;$8 kaliya.
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮; 𝗪𝗮𝗮 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮.
𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆𝗮 𝗵𝗲𝗲𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝘆𝗮.

𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵;
𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽-𝘆𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀;
https://wa.link/5
Whatsapp;
https://wa.link/5fs80i
Ama call
0633285950.

𝗛𝗢𝗥𝗨𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗜𝗦𝗧𝗜𝗥𝗔𝗔𝗧𝗜𝗝𝗜𝗬𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗 𝗘𝗘 𝗦𝗛𝗔𝗞𝗛𝗦𝗜 𝗔𝗛𝗔𝗔𝗡𝗘𝗘𝗗.Goobta:  Google Meet. Taarikhda: 17/5/2024. Linkgaas raachttps://chat....
09/05/2024

𝗛𝗢𝗥𝗨𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗜𝗦𝗧𝗜𝗥𝗔𝗔𝗧𝗜𝗝𝗜𝗬𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗 𝗘𝗘 𝗦𝗛𝗔𝗞𝗛𝗦𝗜 𝗔𝗛𝗔𝗔𝗡𝗘𝗘𝗗.

Goobta: Google Meet.
Taarikhda: 17/5/2024.
Linkgaas raac
https://chat.whatsapp.com/Cc487IPG1OyI38p11fqXlB

𝙊𝙂𝘼𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎 𝙊𝙂𝘼𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎Waxaa socota isdiwaangalinta Diplomada Luuqada carabiga waxaad helaysa labo qaybood; 1-heerka 1-aad. 2-...
06/05/2024

𝙊𝙂𝘼𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎 𝙊𝙂𝘼𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎
Waxaa socota isdiwaangalinta Diplomada Luuqada carabiga waxaad helaysa labo qaybood;
1-heerka 1-aad.
2-heerka 2-aad.
Waa free. Kaliya isdiwaangalinta $5 ayaad bixinaysa.

Nagala soo xidhiidh.
WhatsApp-kan;
https://wa.link/5
Whatsapp;
https://wa.link/

02/05/2024


KOORASKII,barashada Computer-ka way xidhantay waanay mahadsan yihiin walalaha tiradii lawgu talo galay soo buuxiyay

Carabiga ku baro hab Online ahadiga oo gurigaaga jooga,kadib hel shaahado Diploma ah muddo lix bilood gudaheed ah".Nagal...
30/04/2024

Carabiga ku baro hab Online ah
adiga oo gurigaaga jooga,kadib hel shaahado Diploma ah muddo lix bilood gudaheed ah".

Nagala soo xidhiidh;
WhatsApp-kan
https://wa.link/5
Whatsapp;
https://wa.link/5fs80i
Ama call
0636828508.

Xirfadda Barashada Aas-aas-ka Computer-ka "Galaasyo Online ah ayaan kugu diyaarinay qaab casri ah (Digital) ee h**e isu ...
29/04/2024

Xirfadda Barashada Aas-aas-ka Computer-ka
"Galaasyo Online ah ayaan kugu diyaarinay qaab casri ah (Digital) ee h**e isu diwaan gali adiga oo bixinaya $4 kadibna hel Shahaado Free ah.
Mudadu waaa Sadex bilood (3-months) oo kaliya.

Nagala soo xidhiidh
WhatsApp-kan;
https://wa.link/5
Whatsapp;
https://wa.link/5fs80i
Ama call
0636828508.

Diwaangalintu waxay soconaysa 🔟 Cisho.
H**e isu diwaangali.

Faafi oo saaxibadda gaadhsi.

 Waxa diyaar inoo ah koorso ku saabsan English-ta ,Carabiga iyo Computer Skills.Nagala soo xidhiidh WhatsApp-ka https://...
28/04/2024


Waxa diyaar inoo ah koorso ku saabsan English-ta ,Carabiga iyo Computer Skills.
Nagala soo xidhiidh
WhatsApp-ka
https://wa.link/5
https://wa.link/5fs80i
Ama call and WhatsApp
0636828508

28/04/2024

Ogaysiis
Salaama Academy ,waxay dib idiinku furtay Diploma-dii luiuqada carabiga Dufcadda 2-aad.
Waa free.kaliya waxaad bisha h**e bixinaysa shan dollar oo is diwaan galin ah.

Nagala soo xidhiidh
WhatsApp-ka ;
0636828508

Maamulkii H**e & Maamulka CusubWaxaa xilka lakala wareegay maamulihii h**e Cali Cabdirashiid iyo Maamulaha Cusub Cali Ca...
20/04/2024

Maamulkii H**e & Maamulka Cusub
Waxaa xilka lakala wareegay maamulihii h**e Cali Cabdirashiid iyo Maamulaha Cusub Cali Cabdi Cabdilaahi.19/4/2024.

Cali Cabdirashiid,waxaa uu xilkaaas hayay ilaa Aas'askii Akaadamiyadda,muddo ku siman sanad iyo badh.2022/2024.
Imikana,waxaa hogaamin doonna Cali Cabdi Cabdilaahi.
Salaama Academy: Yoolkeedu waa Isbedel-doonnimo iyo ka shaqaynta iyo kor-uqaadista Waxbarashada hab toos (Ofline) iyo hab fogaan arag ah ( Online) iyo ka qayb ahaanshaha Arimaha bulshada.

Address

Burco

Telephone

+252633285950

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaama Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share